2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SEIT Koonfur Galbeed Oo Ka Horyimid Hakinta Kuraasta HOP#103 iyo HOP#154 Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa ka hor yimid amar ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT. Qoraal ka soo baxay guddiga SEIT ee Koonfur galbeed…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo Hakiyey HOP#086,HOP#154 iyo HOP#103 Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee heer federal Muuse Geelle Yuusuf ayaa ka warbixiyey habsami u socodka doorashooyinka golaha shacabka oo maraya maalmihii ugu dambeeyey waqtigii loo asteeyey ee 25-ka bisha.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Imaaraadka oo Markale Gargaar Soo Gaarsiisay Soomaaliya Dowladda Imaaraad Carabta ayaa maanta waxaa ay garoonka Aadan Cadde ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho kasoo dajisay garaaga Banii’aadamnimo, kaas oo loogu talogalay dadka ay abaartu ay ku saamaysay …
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni Oo Ka Hadlay Qaraxii Boosaaso Tacsina Diray Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay qaraxii wafdiga uu hoggaaminaayey maanta lagu eegtay afaafka hore ee magaalada Boosaaso, waxaana Deni uu tacsi u diray ciidankii ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shabeellada Hoose: Xoogga Dalka Oo Lawareegay Degaanno Ka Tirsan Gobolka Ciidamada xoogga dalka ee kusugan deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellada hoose ayaa sheegay in maanta Tuulooyin u dhow Janaale ay kala wareegeen Al-shabaab, kadib howlgallo ay qaadeen ciidammada, ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boosaaso: Kolanyo Deni La Socoday Oo La Qarxiyay Qarax loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa maanta wafdi uu hoggaaminaayey madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni lagula beegsay duleedka magaalada Boosaaso, gaar ahaan Koontaroolka laga soo galo magaalada.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Diwaan Galinta Musharaxiinta 5 kursi Oo Kismaayo Kasocota Gudiga hirgalinta dorashooyinka SEIT Jubbland ayaa shaaciyay liiska odyaasha dhaqanka 5 kursi oo beri lagu dooranayo magalada Kismaayo ee xaruunta maamulka Jubbland . Kuraasta beri lagu dooranayo magalada kismaayo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Golaha Shacabka Somaliland Oo La Soo Gabagabeeyay Waxaa maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho lagu doortay 3-dii kursi ee ugu dambaysay ee golaha shacabka gobollada Waqooyi ee Somaliland, kuwaas oo kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad. 1: Kursiga tirsigiisu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Jadwalka Doorashada 7 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 7 kursi oo lagu dooranayo magaalada Baladweyne. Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah HOP#003, HOP#006, HOP#022, HOP#031, HOP#032, HOP#068…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hanti-dhowraha Qaranka oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Heshiiskii Shidaalka War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Hanti-dhowraha qaranka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Cali Afgooye ayaa lagu sheegay in heshiiskii Shidaalka wasaaradda Batroolka ay la gashay shirkadda Coastline Exploration Ltd uu yahay mid sharci…