2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisalwasaare Rooble oo Guddi u Magacaabay Cabashada Banaadiriga Ra’iisalwasaaraha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu magacaabay tabasho ay soo gudbiyeen beelaha Banaadiri, kadib kulan maanta uu Muqdisho kulan kula yeeshay waxgaradka uu xafiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble Oo Faray In La Hakiyo Doorshada Banaadiriga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xussen Rooble ayaa shegay in ay so gaartay cabasho ka dhan ah xafiiskiisa oo kaga timid odoyaasha dhaqanka beelaha banaadirga. Rooble ayaa shegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deg-Deg:- Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya goordhaw uu magaalada ka dhacay Qarax xooggan. Qaraxa ayaa lala eegtay goob maqaaxi ah oo ay ku sugnaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Komishanka Yurub: €294.2 million oo aan Ku Taageeri-doono Bariga iyo Koonfurta Afrika Komishanka Yurub ayaa u qoondeeyey arrimo banii’aadnimo eek a jira Bariga iyo Koonfurta Afrika lacag dhan €294.2 million. Lacagtan ayaa lagu fulin-doonaa mashaariic dalalka soo socda Djibouti (€500,000), Congo (DRC)…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka IMF: Haddaan La Helin Dowlad Cusub Bisha May Waxaa Istaagaya Taageeradeenna IMF ayaa sheegtay in barnaamijyadeeda Taageridda ciidamada, Deyn cafinta iyo Taagerada ay siiso dowladda Soomaaliya halis ugu jiraan in la joojiyo marka la gaaro bisha May haddii aanay doorashada dhamaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Odayaasha Dhaqanka Banaadiriga Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Banaadiriga ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada rayidka ee soo dooraneysa kuraasta Banaadiriga. Kurasta la shaaciyay ayaa waxa ay kala yihiin HOP#265, HOP#266, HOP#105,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hishabeelle oo Shaacisay Dhaqanka Soo Xulaya Ergada Kala Dooranaysa 3-Kursi Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleeedka Hirshabeelle ayaa shaaciyey Dhaqanka iyo Bulshada Rayid ee soo xulaysa ergada soo kala dooranaysa 3 kursi oo ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee dowladda federalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka oo War Kasoo Saartay Doorashada Golaha Shacabka Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa maanta war kasoo saaray doorashooyinka golaha shacabka Soomaaliya, taas oo maraysa maalmigii ugu damabeeyey xiligii loo asteeyey in lagu soo gabagabeeyo dhammaan doorashada golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ergada Dooranaysa Fahad Yaasiin iyo Ciidammo Hor Leh oo Gaaray Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta dowladda Soomaaliya ay geysay ciidamo dheeraad ah, kuwaas oo la sheegay in ay ilaalinayaan lataliyayaha madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Fahad Yaasiin Xaaji…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka AKhriso: Magacyada Xildhibaannada Kusoo Baxay Doorashadii Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka u ah dowlad goboleedka Jubbalanad ayaa maanta lagu doortay kuraas ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jdowladda federalka ah ee Soomaaliya HOP#132, HOP#092…