1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Guudlaawe oo Magacaabay Guddi Baaris ah Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa guddi baaris ah waxaa uu u magacaabay dilkii maalintii shalay Baladweyne loogu geystay taliyihii saldhigga Baladweyne Marxuum Maxamed Xueen Maxamuu kaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka AKhriso : Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka oo Kismaayo Lagu Dooranayo Yaa Ku Tartamaya? Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG uah dowlagd goboleedka Jubbaland ayaa waxaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada kuraas ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Dadban Oo Beeniyey Warqad Horay Uga Soo Baxday Guddiga dooorashooyinka dadban ayaa beeniyey warqad lagu sheegay inuu guddigu ku hakiyey mid kamid ah kuraasta deegaan doorashoodu ay tahay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana ay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Puntland? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Garo owe ku guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada Puntland, oo looga hadlay arrimo dhowr, kuwaas oo ugu weynaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Guudlaawe oo War Kasoo Saaray Taliyihii Baladweyne Lagu Dilay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee taliyihii Saldhigga Booliska magaalada Beledweyne Marxuum Lxle Maxamed Xuseen Maxamuud (Duurdage). Madaxweynaha ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Safiirka Mareykanka oo Booqday Xerada Balli-Doogle, Lana Kulmay AFRICOM Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Lary Andre iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM Jeneraal Stephen Townsend ayaa maanta kulan wadajir ah waxaa ay la yeesheen taliyaha ciidamada xoogga dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuse Bixii Oo La Kulmay Xildhibaanadii UK Ee Mooshinka Geeyay Baarlamaanka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxaa uu maagalada Hargeysa kulan kula yeeshay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka UK, kuwaas oo soo gaaray saakay magaalada Hargeysa, waxaana horkacayey MP. Gavin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Jubbaland? Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirrada Jubbaland, kaas oo lagaga hadlay qodobo kala duwan, sida amniga iyo doorashooyinka golaha shacabka. Sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Liiska Deegaan Doorashada Labaad Ee Galmudug Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka dadban ee maamul goboleedka Galmudug Soomaaliya ayaa shaacyey in kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo dhowaan la qabanayo tirada waa 11 kursi. Kuraastaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaaku Soo Baxay Kuraasta Maanta Lagu Doortay Galmudug Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug Soomaaliya ayaa waxaa maanta lagu doortay 3 kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ee Soomaaliya. 1: Kursiga…