2 daqiiqo Sheeko:War 7 Kursi Oo Muqdisho Lagu Doortay, Akhriso Yaaku Soo Baxay? Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu doortay 7 kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Gobollada Waqooyi Somaliland.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 7 Kursi Oo Lagu Doortay Baraawe, Akhriso Yaa Ku Soo Baxay? Magaalada Baraawe ee caasimadda maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa maanta lagu doortay lix kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyihii Booliiska Baladweyne Oo Dagaal Lagu Dilay Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal kooban uu ciidama kawada tirsan dowladda ku dhex maray saldhigga magaalada. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Somaliland: 7 Kursi Oo Muqdisho Lagu Dooranayo, Akhriso Yaa Horay Ugu Fadhiyay? Waxaa maanta oo khamiis ah magaalada Muqdish ee caasimadda dalka lagu qabanaya doorashada saddex kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Somaliland. Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 6 Kursi Oo Baraawe Lagu Dooranayo, AKhriso Yaa U Tartamaya? Waxaa maanta oo khamiis ah magaalada Baraawe ee caasimadda dowlad gobaleedka Koonfur galbeed lagu qabanaya doorashada lix kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala ah HOP#057,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Saddex Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Dhuusamareeb Waxaa maanta oo khamiis ah magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu qabanaya doorashada saddex kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta lagu dooranayo Dhuusamareeb ayaa waxa ay kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Kuraasta Banaadiriga Oo La Shaaciyay. Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee banaadiriga ayaa shaaiyay liiska kuraasta golaha shacabka iyo sidoo kale jadwalka doorashada xubnaha banaadiriga. Kuraasta la shaaciyay ayaa waxa ay kala yihiin HOP#265, HOP#266, HOP#105,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska: Waa lasoo Xiray Askartii Jir-dishay Weriyeyaasha Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa ka warbixiyey falkii maanta askar dowladda ka tirsan gaar agan Haramcad ay kula kaceen saxafiyiin ku gudajiray howlakooda shaqo xili ay kusiijeedeen degmada Kaxda oo xalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxey Kawada Hadawleen Qoor-Qoor iyo Hay’adda IOM? Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay, wafdi ballaaran oo kasocday xafiiska Qaramada Midoobay, gaar ahaan hay’adda IOM, wafdigaas oo soo gaaray Dhuusamareeb.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 7 Kursi Oo Baraawe Lagu Doortay, Yaaku Soo Baxay? Magaalada Baraawe ee caasimadda maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa maanta waxaa lagu doortay 7 kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya.…