1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiyihii Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Oo is Casilay Guddoomiyihii xiriirka kubadda cagta Soomaaliya, mudan Cabdiqani Saciid Carab ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu gebi ahaan iska casilay xilka guddoonka xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta oo uu hayay…
2 daqiiqo Sheeko:War COOPERAZIONE INTERNAZIONALE (COOPI) oo soo bandhigtay Shaqooyin cusub Model of financial/technical offer (To be tailored to the specific object of tender) TITLE OF CONTRACT: PROCUREMENT PROVISION OF VOCATIONAL AND BUSINESS SKILLS TRAINING FOR 330 TRAINEES OF RETURNEES, REFUGEES,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farxaan Cali Oo Loo Doortay Senator Ka Tirsan Aqalka Sare Waxaa maanta oo arbaca ah magaalada Dhuusamareeb lagu qabtay doorashada hal kursi oo kamid ah kuraasta baaralamaanka aqalka sare. Kursigaan oo noqonaya midkii ugu dambeyay ee kuraasta aqalka sare ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dib U Dhac Ku Yimid Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa dib u dhac uu ku yimid jadwalka doorashada kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Somaliland oo maanta lagu dooran lahaa Muqdisho. 11-kii bishaan ayeey guddiga SEIT ee gobalada waqooyi shaaciyeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland: Liiska Doorashada 16 Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Puntland ayaa shaaciyay liiska 16 kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Boosaaso. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala HOP#220, HOP#169,HOP# 076, HOP#149, HOP#157, HOP#142, HOP#227, HOP#190,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Kursi Ka Tirsan Aqalka Sare Oo Maanta La Dooranayo Waxaa maanta oo Arbaca magaalada Dhuusamareeb lagu dooranayaa hal kursi oo kamid ah kuraasta aqalka sare ee baarlamaanka dalka. Kursigaan ayaa waxaa uu yahay kursiga keliya ee ka harsan kuraasta…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka KG: Doorasahda Baraawe Oo La Soo Gaba-gabeynayo Maanta Waxaa maanta oo Arbaca magaalada Baraawe ee xarunta maamulka Koonfur galbeed lagu soo gabagabeynaya doorashada deegaan doorashada labaad ee golaha shacabka. 13-kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Jadwalka Doorashada Saddex Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay habraaca iyo jadwalka doorashada saddex kursi oo lagu dooranayo magaalada Kismaayo. Kuraasta la shaaciyay doorashadooda ayaa kala HOP#023, HOP#132 iyo HOP#092 ,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Liiska Odayaasha Dhaqanka Saddex Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xuleyso ergada saddex kursi oo magaalada dhuusamareeb lagu dooranayo khamiista soo socota. Guddiga ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weeraro Safmar Ah Oo Xalay Muqdisho Ka Dhacay! Magaalada Muqdisho ayaa xalay marti galisay weeraro kala gedisan oo ay xaafado ka tirsan caasimadda ku qaadeen xubna ka socda Shabaab. Weeraradaan ayaa ka dhacay xaafada Kaxda, Daarusalaam, Huriwa iyo…