1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Beesha Caalamka Kala Shiray Doorashada Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta wxaa uu magalaada Muqdisho kulan kula yeeshay wakiillada Beesha Caalamka, kaas oo diiradda lagu saaray dhammeystirka doorashooyinka . Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Jadwalka Doorashada Lix Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka dadban ee maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa maata shaaciyey qabashada doorashada 6 kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya,waxaana ay ka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Sidee Abaarta u Saameysay Guud ahaan Soomaaliya? Abaarta hadda ka jirta guud ahaan Soomaaliya ayaa noqoneysa tii ugu saameynta badneyd, uguna darneyd 10-kii sano ee lasoo dhaafay iyada oo dowladda Soomaaliya ay xog rasmi ah ku sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Bajaajle Dilay Oo La Xukumay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta Talaada ah xukun dil ah ku ridday eedeysane Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo loo heystay dilka wiil dhalinyaro bajaajle ah. Dilka ayaa dhacay 17 August…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddomiye Baarlamaan Oo Qaatay Shahaadada Tartanka Kursi Golaha Shacabka Ah Gudiga hergalinta doorashooyinka SEIT ee Kunfur galbeed ayaa bilaabay bixinta shahadooyiinka 13 kursi oo lagu dooranayo magalada barawe ee xaruunta dowlad goboleedka Kunfur galbeed . Kuraasta shahaadadooda la bixinayo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgalo Dad Lagu Soo Qabtay Oo Ka Dhacay Gobolka Shabeellada Hoose Ciidamada dowladda federalka ah ee Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa degamada Walaweyn ayaa aa waxaa ay howlgallo lagu xaqiiijinaayey amniga ay ka sameeyeen gudaha degmada iyo Tuulooyinka hoostaga gobolka Shabeellada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadalayaa Kulanka Golaha Ammaanka Ee Maanta? Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa maanta oo talaado ah kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya gaar ahaan abaarta iyo doorashooyinka. Waxaa kulanka warbixinno looga dhageesan doonna ergayga xoghayaha guud ee qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qoor-Qoor Oo Kulmiyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Kulane Jiis Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoor-Qoor ayaa kulan la qaatay qaar kamida ah Xildhibaanadii dhawaan lagu so dortay maagalada dhusamareeb ee casimada Galmudug . Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Imaaraadka Oo Gargaarkii Saddexaad Keenay Muqdisho Dowladda Imaaraad Carabta ayaa maanta markale waxaa ay garonka Aadan Cadde kasoo dejisay gargaar Banii,adamnimo, waxaana garoonka diyaaradaha kula wareegtay wasiirka gargaar iyo maareynta musiibooyinka Khadiijo Maxamed Diiriye. Garkaarkaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Soo Baxay Kuraasta Maanta Lagu Doortay Dhuusamareeb? Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug ayaa waxaa manata ka dhacday doorashada afar kursi oo katirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda federalka ee Soomalaiya, oo heer gabagabo maraya.…