1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 4 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Jowhar Qarax geystay khaaare soo gaaray dad shacab ah ayaa maanta waxaa uu ka dhacay gudaha magaalada Jowhar ee xarunta KMG ah maamulka goboleedka Hirshabeelle, waxaana kasoo baxaya warar kale duwan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya Oo Muudey Ku Eedeyay In Uu Hub iyo Ciidan Muqdisho Kala Dhoofi Rabay Taliska ciidamada booliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay ishor-istaag ciidama ka tirsan dowladda ay ku sameeyeen guddomiye ku-xigeenka koowaad Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muuddeey. Afhayeenka ciidamada booliiska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SEIT Galmudug Oo Shaaciyay Jadwalka Doorashada Kursi Ka Tirsan Aqalka Sare Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka doorashada kursigii ugu dambeyay kuraasta Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Warqad ka soo baxday guddiga ayaa lagu sheegay in doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Siyaasiga Mucaaradka ah ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Ku Biiray Golaha Shacabka Waxaa goordhow lagu doortay magaalada Dhuusamareeb, siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur isaga oo ka mid noqday xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad. Cabdiraxmaan ayaa matalaya beesha leh kursiga HOP#138, isaga oo heyn…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Xulasho ay Kusoo Bixi doonaan Siyaasi Mucaarad ah iyo Mid kale oo Eedeysane ah Waxaa beri oo Isniin ah magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada 4 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Caawa ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland Oo Loogu Baaqay In Xal Loo Helo Doorashada Gedo Mas’uuliyiin Jubbaland oo kasoo jeeda Gedo oo ku taliyey in xal laga gaaro 16-ka kursi ee Garbahaarey, waxay sheegeen in halkaas aaney doorasho ka dhici karin, oo la geeyey ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Somaliland: Habraaca Doorashada Saddex Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka SEIT ee gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa maanta shaaciyey doorashada 3 kursi, kuwaas oo ka tirsanBaarlamaanka 11-aad ee dowladda federalka ah ee Soomalaiya, iyadoo doorashada golaha ay gashay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo iyo Maamulkiisa oo Dayacay Marxuum Cabdikariim Qaareey Jiir! Waxaa maanta isbitaalka Digfeer ee caasimadda Muqdisho ku geeriyooday mulaxamiistaha weyn ee Soomaaliyeed Cabdikariim Faraax Qaarey(Jiir), kaas oo muddooyinkii dambe xanuunsanaa. Jiir, oo ahaa abwaan caan ka ah geyiga Soomaalida,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Soo Qaxay Oo La Sii Qaxiyay In ka badan 10 Kaam oo ku yaalla waaxda sedexaad ee degmada Kaxda ee gobolka Banaadir, halka loo yaqaano dabaqa dheer ee DPG ayaa waxaa halkaas laga salkiciyey in ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Mulaxamiiste Jiir Oo Muqdisho Ku Geeriyooday? Allah unaxariistee waxaa goor dhow magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday laxamiiste Cabdikariim Faraax Qaarey oo ku magac dheeraa (Jiir), kaas oo muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa gudaha magaalada ,…