1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Soo Baxay Kuraasta Maanta Lagu Doortay Dhuusamareeb? Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada laba kursi oo maanta sabti ah ka dhaceysay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug. Kursiga koowaad ee tirsigiisu yahay HOP#025 waxaa kuwada tartamay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Haweeney Xaamilo Ah Oo Aano Qabiil Loogu Dilay Galgaduud. Wararka naga soo gaarayo deegaanka Kaxandhaale ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in Haweeney Xaamilo ah lagu dilay deegaanka. Dilka ayaa ka dhacay agagaarka goob lagu magacaabo Macalin Khaliif oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Laba Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Dhuusamareeb Waxaa maanta oo sabti ah magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu wadaa in lagu qabto doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Labada kursi ee maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Matalayay 13-kursi Ee Jadwalkooda La Shaaciyay Koonfur Galbeed Baarlamaankii 10-aad? Guddiga hirgelinta doorashooyina SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 13 kursi oo ay horay u soo saareen liiskooda. Kuraastaan ayaa lagu dooranaya magaalada Baraawe ee xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SEIT Galmudug Oo Dib U Dhigay Kursiga HOP#053 Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay in dib loo dhigay doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#053, kaas oo deegaan doorashadiisu ay tahay Dhuusamareeb. Kursigaan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Muqdisho Lagu Dilay Kooxo hubeysan ayaa maanta gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa ay ku dishay askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada Nabadsugidda dowladda federalka ah ee Soomaaliya, waxaana laga helayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Yaa Ku Soo Baxay Kuraasta La Isku Tanaasulay Ee Muqdisho Lagu Doortay? Waxaa magaalada Muqdisho maanta oo khamiis ah lagu qabtay doorashada 5 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Somaliland. Kuraasta maanta la doortay ayaa waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble iyo Dowlad Gobaleedyada Oo Ka Shiray Doorashada iyo Abaarta Dalka Ra’iisalwasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir-guddoomiyey kulan ay wada yeesheen golaha wadatashiga qaranka, shirka ayaa ku qabsoomay alaaladda fogaan aragga, kaas oo looga hadlay aarrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqdisho Oo Lagu Dooranayo Maanta 5 Kursi Magaalada Muqdisho ayaa maanta oo khamiis ah lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada 5 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka, kuwaas oo deegaan doorashadoodu ay tahay Somaliland. Kuraasta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AMISOM Oo Magaca iyo Howl-galka Laga Baddalay Dowladda federalka ah ee Soomalaiya AMISOM ayaa bayaan wadajir waxaa ay ka soo saareen kulan maalmihii la soo dhaafay Muqdisho uga socday dowladda iyo AMISOM, kaas oo looga hadlaayey marxaladda…