10 daqiiqo Sheeko:Dalka Duufaanta Afgembiyada Afrika iyo Halista saraakiisha siyaasiyiinta ah ee Soomaalida Markale, Afrika waxaa ku dhufanaya safmar afgembiyo ah oo ay hoggaaminayaan saraakiil ciidan iyo askar gadoodsan. Madaxweynaha dalka Guinea-Bissau ayaa ka badbaaday isku day afgembi kaddib is rasaaseyn shan saacadood…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Lix Kursi Oo Baraawe Lagu Dooranayo, Akhriso Yaa U Tartamaya? Magaalada Baraawe ee xarunta maamulka koonfur galbeed ayaa maanta oo khamiis ah lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada 6 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta doorashadooda…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Natiijada Doorashada 7 Kursi Oo Lagu Doortay Baraawe Magaalada Baraawe ee xarunta maalmul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacday doorashada 7 kursi, kuwaas oo katirsan golaha shacabka Baarlamanka 11-aad ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Cunaqabateeyey Qas-wadeyaasha Doorashada Mareykanka ayaa waxaa uu cunaqabateyn kusoo rogay shakhsiyaad daahiyey doorshada, iyo qaar kale oo geystay gabood-fallo ka dhan ah banii’aadnimada iyada oo laga xayiri doono safarada iyaga oo qoyskooda. Qoraal…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garoonka Camp Nou Oo Magaca Laga Beddelayo, Shirkadda La Wareegeysa & Lacagaha Ay Ku Heli Doonto Kooxda Barcelona Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Barcelona waxa ay qarka u saaran tahay inay heshiis saddex sanadood tixnaanaya la gasho Shirikadda Muusigga ee Spotify oo la gareegeysa magaca garoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiddiga kooxda Chelsea ee Hakim Ziyech oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay u ciyaarista xulkiisa qaranka Morocco Xiddiga kooxda kubadda cagta Chelsea ee Hakim Ziyech ayaa ku dhawaaqay inuu joojiyey u ciyaarista xulkiisa qaranka Morocco, isagoo kaliya jira da’da 28-sano. Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Chelsea ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sababta Baladweyn Loogu Dilay Nabaddoon Caan ahaa Waxaa talaadadii maqribkii kadib lagu dilay magaalada Baladweyn xarunta gobolka Hiiraan nabaddoon Cabdi Xuseen Culow. Nabaddoonka oo ka tirsanaa nabadoonada Xawaadle ayaa lagu dilay xaafadda Buundo-weyn, waxaana la sheegayaa inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhacdadii uu Sadio Mane kula kulmay Isbitaalkii dhaawaca loo geeyay & Sida uu uga farxiyay qoyskii Wiilkooda ka quustay Weeraryahanka Liverpool ee Sadio Mane ayaa ka mid ah xiddigaha kubadda cagta ku caan baxay ee lagu ammaano bini’aadannimada iyo caawinta dadka masaakiinta ah, waxaana haatan intii uu socday tartankii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baraawe: 7 Kursi oo Maanta La Dooranayo Waxaa maanta magaalada Baraawe ka dhacaya doorashada ilaa 7 kursi oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Kuraastan lagu wado in loo tartamo ayaa kala ah:…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamed Salah oo ciyaartoyda Masar ka dalbaday inay ka aar gutaan Sadio Mane iyo Senegal Weli waxaa dhegaha Masaarida ka sii yeeraya guuldarradii xanuunka badneyd ee final-kii Koobkii Qarammada Afrika ee lagu soo geba gebeeyay Cameroon markii ay Senegal la hoyatay Koobkii, kaddib markii ay…