1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaxal Sugaha Imaaraadka oo Gargaar Banii’aadnimo Soo Gaarsiiyey Soomaaliya Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta waxaa ay Soomaaliya soo gaarsiisay gargaar Baniiamnimo, kaas qeyb ka ha u gurmashada dadka abaartu ay saamaysay ee ku sugan guda dalka, tanina waa qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baraawe: Liiska Musharixiinta 13 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka Koonfurgalbeed ayaa shaaciyay liiska musharixiinta 13 kursi kuwaas oo doorashadooda dhawaan la qabanayo. Doorashada kuraastaan ayaa 10-ka bishaan ka dhaceyso magaalada Baraawe ee xarunta maamul gobaleedka Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garoowe: Qoyska Marxuumad Maryan Axmed Caato Oo Cabasho ka ah Puntland Qoyska gabar dhaqtarad aheyd oo gudaha magalaada Garowe ugu geeriyotay rasaas ay isku ridayeen ciidamada ilaalada madaxtooyada Puntland ayaa sheegay in aan wali lagala hadal kiiska gabadhooda welina aysan jirin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbada Hoose: Qarax Lala Eegtay AMISOM Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ee qeybta ka ah ciidamada AMISOM ayaa qarax waxaa lagula eegtay deegaan Kampooni ee gobolka Jubbalada hoose, waxaana xigtay israsaaseyn xoogan oo u dhaxaysay ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kismaayo: Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab oo Dagaalamay Ciidamada kumaandoorska xoogga dalka ee Danab iyo kuwa ka tirsan Daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland, ayaa howlgal wadajir ah waxaa ay ka fuliyeen deegeenno dhaca duleedka magaalada xarunta u ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Shirkadda Nike Oo Joojisay Wadashaqeyntii Ay La Lahayd Weeraryahanka Kooxda Manchester United Ee Mason Greenwood Shirkadda Nike ayaa ku dhawaaqday inay joojisay wadashaqeyntii ay la lahayd weeraryahanka Manchester United ee Mason Greenwood kaddib eedeymaha kufsiga ee loo soo jeediyay. 20-sano jirkaan ayaa hataan bannaanka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble iyo Qoor-Qoor Oo Ka Wada Hadlay Abaaraha Madaxweynaha maamulka goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa manta magaalada Muqdisho waxaa uu kulan gaar ah kula qaatay Ra’iisalwasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Kulanka ayaa…
9 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 5 Sano Kadib: Qiimee Waxqabadka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo! 5 sano ayaa u go’day inta Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu qaab sharci ah iyo mid sharci darro ahba ku joogay Villada Somalia, in kasta oo wasiirkiisa maaliyadda uu qirtay in…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Natiijada Laba Kursi Oo Jowhar Lagu Doortay Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu soo gaba gabeeyay doorashada kuraas ka tirsan golaha shacabka. Kuraasta maanta la dooranayay ayaa gaaraya laba kursi oo tirsigoodu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Laba Kursi Oo Jowhar Ka Socota Waxaa magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa waxaa maanta oo Isniin ah waxaa lagu qabanaya daoroashada kuraas ka tirsan golaha shacabka. Kuraasta doorashadooda maanta lagu qabanayo magaalada ayaa…