2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wax Ka Ogow 5-ta Kursi ee Doorashada Somaliland Guddiga doorashooyinka dadban ee gobolada Waqooyi ee Somalilnd ayaa shaaciyey qabashada doorashada 5 kursi, kuwaas oo kamid noqonay Baaramaanka 11-aad ee Jamhuuridda federalka ah ee Soomaaliya oo heer gababa ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiddigii Ugu Fiicnaa Tartanka & Guud Ahaan Abaal-marinnadii La Bixiyey Koobka Qarammada Afrika Ee Xalay Lagu Soo Gabagabeeyey Dalka Cameroon Xulka qaranka Senegal ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay Koobka qarammada qaaradda Afrika ee AFCON 2021 kaddib markii ayguul ka gaareen dhigooda Egypt. Kulan la isku daalay oo wakhti dheeri…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Khilaafaadka oo Wafdi u Diray Baraawe Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada dadban Mudane Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay safar shaqo u aaday magaalada Baraawe ee Dowlad Goboleedka Konfurgalbeed. Xubnaha Guddiga oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Qaranka Senegal Oo Markii Ugu Horeysay Taariikhda Ku Guuleystay Koobka Qarammada Qaaradda Afrika… + SAWIRRO Xulka qaranka Senegal ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay Koobka qarammada qaaradda Afrika ee AFCON 2021 kaddib markii ayguul ka gaareen dhigooda Egypt. Kulan la isku daalay oo wakhti dheeri…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Guudlaawe: Cid Walbo Tabasho Qabto Waan La Fadhiisanaa Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyey safarkiisa iyo siisadda ka taagan magaalada ee ka dhalatay safarkiisa gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga iyo Galmudug Oo Ka Shiray Abaarta Dalka Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maalmahaan ku suganaa magaalada caasimaada ah ee Muqdisho ayaa maanta waxaa uu la kulamay safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka UK oo $18 Milyan Ku Bixineysa Wax Ka Qabashada Abaarta Soomaaliya Ergeyga UK ee kahortagga abaaraha Nick Dyer, ayaa todobaadkan booqasho ku yimid magaalada Muqdisho isaga oo si fiican u dhow u arkay malaayiin qarka u saaran iney abaarta darteed u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawiro: Guudlaawe Oo Lagu Soo Dhaweeyay Baladweyne Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta oo Axad ah markii ugu horeysay ay u suura gashay in uu tago magaalada Baladweyne. Guudlaawe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Yurub Ma Dagaal Ayaa Ka Bilaaban Raba? Waxaa dalka dhaca bartamaha qaarad weynta Yurub ee Poland gaaray ciidamadii ugu horeyay ee ka socda dowaldda Mareykanka kuwaas oo qeyb ka ah gaashaanbuurta NATO. Ujeedka ciidamada mareykanka loo geeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dib U Dhac Ku Yimid Doorashada Laba Kursi Oo Lagu Qabanayay Jowhar Waxaa dib u dhac uu ku yimid doorashada laba kursi oo maanta oo Axad ah lagu waday in lagu doorto magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Kuraasta maanta lagu…