1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guudlaawe Oo Tagay Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhaw uu magaalada gaaray madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen. Waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boorame: Seddax Carruur Ah Oo Dabka Ku Geeriyootay! Wararka naga soo gaarayo magaalada Boorame ayaa sheegaya in seddax carruur ah ay geeriyoodeen halna dhaawac uu soo gaaray kadib markii dab uu ka kacay guri ay daganaayeen. Carruurta geeriyootay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaro Ka Dhashay Madaafiic Lagu Garaacay Garoonka Baladweyne Ugu yaraan 2 qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay rasaas ay fureen ciidanka dowladda, waxaa la sheegayaa in dhowr madfac lagu tuuray garoonka Ugaas Khaliif ee Baladweyn. Wararka naga …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baraawe oo La Shaaciyey Odeyaasha Xulaya 13 Kursi Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Ergada dooranaysa 13 kursi oo ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee dowladda federalka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baladweyn: Xabado Ka Socda Agagaarka Garoonka Ugaas Khaliif Xabado ayaa hadda ka socda agagaarka garoonka Ugaas Khaliif ee Baladweyn xilli lagu wado inuu magaaladaasi tago madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe. Wararka ayaa intaasi ku daraya in ay jiraan cabsi…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diinsoor: Khasaare Ka Dhashay Dagaal Dhexmaray Dowladda Federaalka iyo Al-shabaab Ciidamada dowladda federalka ah iyo xoogagga ka tirsan Al-shabab ayaa ku dagaalamay deegaanka Diinsoor ee gobolka Bay, kadib dagaal ka dhacay sabtidii galabtii dambe. Dagaalka oo bilow kadib salaadii casir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriyaha Goobjoog oo Ka Warbixinaya Xaaladda Cakiran ee Baladweyn Waxaa saaka xirxiran caasimadda Hiiraan ee Baladweyn iyada oo ciidamo badan oo ka tirsan kuwa dowladda labada heer ay daadsan yihiin gudaha magaalada. Weriyaha Goobjoog News ee Baladweyn ayaa sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaaladda Baladweyne Oo Kacsan iyo Guudlaawe Oo Maanta Tagaya! Waxaa saaka oo Axad ah xiran inta badan waddooyinka waaweyn ee magaalada Baladweyne . Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee gor gor iyo Haramacad oo dhawaan la geeyay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Diyaar Garowga Doorashada Laba Kursi Oo Caawa Jowhar Ka Socota Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyey Odayaasha dhaqanka ee soo xulaysa Ergada dooranaya laba kursi oo katirsan Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya. Guddiga ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Maxay U Jeedka Guddiga Rooble Magacabay U Tageen Jowhar? Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa maanta waxaa gaaray guddi uu magaacay Ra’iisalwasaaraha xukuumadda federalka ah Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble, waxaana warar dheeraad ah laga helayaa ujeedada ay Jowhar…