1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: 8 Kursi oo Cusub oo La Shaaciyey Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey qabashada doorashada 8 kursi, kuwaas oo kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah, taas oo ka dhici doonta magaalada Dhuusamareeb.…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Diyaargarowga Xulalka Senegal iyo Egypt, Saadaashiisa Kulankan & Wariye Maxamed Xaraare Oo Inooga Warramay Tartankan AFCON 2021 Koobka qarammada qaaradda Afrika ayaa soo gaaray meel gabagabo ah iyadoo la sugayo in kaliya la ciyaaro kulanka kaalinta saddexaad oo ay caawa isku hayaan xulalka Burkina Faso iyo Marti-geliyeyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koonfur-galbeed : Shirka Amniga Doorashada Oo Lagu Qabtay Magaalada Baraawe Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose ayaa waxaa ka dhacay shir looga hadlay amniga doorashada oo dhwaan la filaayo in ay ka bilaabato doorashada 13 kursi oo ka tursan golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirweynaha Midawga Afrika Oo Ka Shiraya Hiigsigiisa 2063! Shirweynaha madaxda midowga Afrika ayaa maanta oo Sabti ah ka furmay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, waxaana shirka kasoo qeyb galay madaxda dalalka Afrika iyo madax kle oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Yaa Ku Soo Baxay Kuraasta Maanta Lagu Doortay Muqdisho? Waxaa maanta magalaada Muqdisho lagu doortay sedex kursi, kuwaas oo deegaan doorashadoodu ay tahay gobolada Waqooyi ee Somaliland, waxaana doorashadoodu lagu madalsanaa 2-dii bishan . Kuraaasta doorashadooda maanta la qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland Oo Shaacisay Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo dooranaya laba kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta odayaashooda dhaqanka la shaaciyay ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Ciidamada Ammaanka iyo Koox Isticmaasha Maandooriya Oo Ku Dagaalamay Garowe Wararka naga soo gaarayo magaalada Garowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland ayaa sheegaya in xalay israsaaseyn gudaha magaalada ay ku dhex martay ciidamada Puntland iyo kooxa hubeysan oo isticmaalayay maandooriyayaal.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaali Qabow Ugu Geeriyootay Xadka Turkiga iyo Gariigga! Booliiska dalka Turkiga ayaa xaqiijiyay geerida laba dhalinyaro Soomaali ah kuwaas oo qabow dartii ugu dhintay xadka dalka Turkiga uu la wadaago dhiggiisa Gariigga. Wiilasha dhintay ayaa ku sugnaay afaafka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeyay Qarax Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay halka tira intaas ka badan uu dhaawac ka soo gaaray qarax miino oo ka dhacay deegaanka Cabdi Dhoore oo ah duleedka magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Lafta-gareen oo sii Daayey Wasiir u Xirnaa Saacado Wararka caawa naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu xiray wasiirkii hore ee Gaashaandhigga dowladda Soomaaliya Cabdirashiid Cabullahi Maxamed, walow markii dambe la siidaayey wasiirka.…