1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursi Kale oo Lagu Doortay Galmudug Doorasho maanta ka dhacday Galmudug, oo loo tartamayey kursiga nambarkiisu yahay HOP#089 oo 3 musharax isku diiwaangeliyeen ayaa waxaa ku guuleystay Qaasim Cabdikarim Cilmiseed, oo mid noqday Baarlamaaka 11-aad. Tartanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Xasan iyo Safiirka Midowga Yurub? Madaxweyni hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho safiirka midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Tina Intelmann. Safiirka iyo madaxweyne Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkmadda Ciidanka Somalinad oo Ridday Xukun Dil ah Maxkamadda ciidamada Milatariga Somaliland ayaa maanta xukun ku ridday askari ka tirsanaa ciidamada, kaas oo la sheegay inuu horay u dilay askari kale oo ciidamada ay iska tirsanaayeen. Maxakamadda oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug oo Shaacisay Soo Xulista Ergooyinka Sedex Kursi Guddiga doorashooyinka dadban heer federal ee maamul goboleedka Galmudug ayaa maanta shaaciyey soo xuliska ergada dooranayso 3 kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuridda federalka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Marka Khasaare maaliyeed ayaa la sheegayaa inuu ka dhashay qarax xoogan oo goordhow ka dhacay degmada Marka ee golka Shabeellada hoose, kaas oo la sheegay inuu ahaa miinada dhulka lagu aaso,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galgaduud: 10 Qof oo Ku Dhimatay Dagaal Ka Dhacay Balanballe Dagaal xoogan oo geystay khasaare kala duwan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Balanbale ee gobolka Galgaduud, bartamaha Soomaaliya. Dagaalka ayaa waxaa uu u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Afar Qof oo Lagu Xukumay Dil Maxkamadda ciidamada ee dowlad goboleedka Puntland ayaa xukunno kala duwan waxaa ay ku ridday rag lagu soo eedeeyey in ay ka tirsan yihiin Al-shabab, dadka la xukumay ayaana waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guuddiga Dooorashooyinka Dadban oo Baaq U Diray Maamullada Soomaaliya Guddiga doorashooyinka dadban heer federal ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray doorashadii golaha shacabka ee maalinimadii shalay ka bilaabatay magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Hirshabeelle, taas oo lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ka Shirtay Abaaraha Deeganadeeda Madaxweyne ku-xigeenka maamul goboleedka Puntland Axmed Cismaan Karaash ayaa maanta shir guddoomiyey shirka golaha wasiirrada maamulkaas oo manta ka qabsoomay magaalada Garowe ee caasimadda u ah Puntland. Shirka ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Natiijada Doorashada 6 Kursi Oo Lagu Doortay Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta u ah maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa goordhow kusoo idlaatay doorashada lix kursi,kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya. 1Kursiga…