1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Mandera Wararka naga soo gaarayo magaalada Madera ee gobalka waqooyi bari dalka Kenya ayaa sheegaya in qarax khasaaro geeystay uu ka dhacay banaanka magaalada. Qaraxa oo ka dhacay waddo xiriirisa Arabia …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: 8,000 Qoys Oo Biya La’aan Soo Wajahday Biyo la,aan xoogan ayaa laga soo sheegayaa deegaanka Dibira oo 30 km u jira magalaada Cadado ee gobolka Galgaduud, kadib markii ceel biyoodkii dadka ay biyaha ka cabayeen ay cilad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari iyo Xaaskiisa oo Lagu Dilay Laascaanood! Kooxo hubaysan ayaa habeenimadii xalay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ku dishay laba ruux,kuwaas oo la sheegay in ay ahaayeen lamaane sida ay sheegayaan wararka naga soo gaara halkaasi. Marxuumka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Lafta-gareen oo Magacaabis Sameeyey Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed( Laftagareen) ayaa magacaabay wasiirro cusub oo kamid noqonaya wasiirrada maamulkiisa, halka uu xilka qaadis ku sameeyey kuwa kale oo xilal kala…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Beri iyo Ammaanka Jowhar Oo La Adkeeyay Ammaanka guud ee magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa si weyne loo adkeeyey, iyadoo maanti barri ah lagu wado in ay ka dhacdo doorashada kuraastii ugu horeysay ee golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yaa U Tartamaya Kuraasta Beri Lagu Dooranayo Jowhar? Guddiga doorashooyinka heer federal ee maamul gobooleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyey musharraxiinta ka qeyb galaysa doorashada lix kursi oo ka tirsan golaha shacabka oo lagu wado in ay ka dhacdo magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble Oo Gaaray Dubai Raiisalwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaamaniyo ayaa gaaray magaalada Abuu Dubai ee Imaaradka Carabta, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhoweeyey isaga iyo wafdigiisa. Raiisalwasaaraha ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaaku Soo Baxay Kuraasta Maanta Lagu Doortay Baydhabo? Magaalada Baydhabo ee caasimadda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa manta lagu doortay 5 kurisi, oo ka tirsan golaha shacabka oo ka mid noqnaya Baarlmaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ajendaha Rooble ee Imaaraadka: 7 Qodob oo ay Tahay inuu Hordhigo Abu Dhabi! Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow u kicitimay dalka Imaaraadka halkaas oo ku tagayo booqasho tii ugu horeysay ee uu ra’isul wasaare Soomaaliyeed sameeyo 4-tii sano ee lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Congo Oo Dil Ku Xukuntay Rag Dilay Shaqaala Ka Tirsan Qaramada Midoobay Dowaladda jamhuuriyadda Dimuquraadiga ah ee Congo ayaa waxaa ay dil ku xukuntay 51, ruux oo lagu eedeeyey dil loo geystay khubarro ka tirsan Qaramada Midobey oo dalkaas lagu dilay. Dadkaan…