2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada 5 Kursi Oo Ka Socota Baydhabo, Yaa U Tartamaya? Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur galbeed ayaa waxaa saaka oo Axad ah ka bilawday doorashada shan kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadooda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Habraaca Doorashada 6 Kursi Oo La Shaaciyay, Yaa Ku Fadhiyo Hadda? Guddiga hirgelinta doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 6 kursi, kuwaas oo la dooranayo 2 bisha soo socota. Lixda kursi ee la shaaciyay ayaa waxaa saddex kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Habraaca Doorashada 8 Kursi Oo La Shaaciyay, Yaa Ku Fadhiyo Hadda? Guddiga hirgelinta SEIT ee Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 8 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadooda tahay Somaliland. Kurasta doorashadooda la shaaciyay ayaa sida…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Habraaca Doorashada 5 Kursi Oo La Shaaciyay, Yaa Hadda Ku Fadhiyo? Guddiga doorashooyinka heer federal ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey qabashada shan kursi oo kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya oo lagu dooran doono Dhuusamareeb. Guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yaaku Fadhiya Kuraasta 13-ka Kursi Ee Doorashadooda Lagu Qabanayo Baraawe Guddiga hirgelinta doorashooyinka Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska 13 kursi oo dhawaan doorashadooda la qabanayao. Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah kuraasta tirsigoodu yahay HOP#016, HOP#044 , HOP#150, HOP#152…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Lix Ruux oo Ku Geeriyootay Shil Gaari oo Ka Dhacay Duleedka Garoowe Wararka aan ka helayno magaalada Garowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan inuu shil gaari oo ka dhacay duleedka maagalada. Shilka ayaa waxaa uu si gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daba-geed: Ciidamo Dheeraad Ayey u Baahan Tahay Baladweyn Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Dabageed ayaa ka haadlay haladal kasoo yeeray xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, kaas oo ku aadan ciidamo doowladdu gaysay magaalada Baladweyne laga celiyo. Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukuumadda Oo Amar Ku Bixisay Soo Celinta Ciidamo La Geeyay Baladweyne Kulan ay maanta isugu yimaadeen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya, kaas oo uu shir gudoominyay ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeyay ee dalka. Shirka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sida Loogu Kala Guuleystay Kuraastii Garowe iyo Dhuusamareeb Lagu Doortay Magaalooyinka Garowe iyo Dhuusamareeb ee caasimadaha dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa manta lagu qabtay doorashada kuraas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuryadda federalka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Seddax Kursi Oo Lagu Doortay Muqdisho, Dhamaan Waa Loo Tanaasulay! Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay doorashada seddax kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu ay tahay Somaliland. Kuraasta maanta la doortay ayaa kala ah HOP#244, HOP#37…