1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afar Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Garowe, Yaa U Tartamaya? Waxaa maanta magaalada Garowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland lagu qabanayaa doorashada afar kursi oo ka tirsan golaha shacabka. Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala ah kuraasta tirsigoodu uu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afar Kursi Oo Saaka Lagu Dooranayo Dhuusamareeb, Yaa U Tartamaya? Waxaa lagu wadaa in maanta oo khamiis ah magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug ay ka dhacdo doorashada afar kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasime Dowladda U Shaqeeyo Oo Muqdisho Lagu Dilay Kooxo ku hubeysan Baastoolado ayaa caawa gudaha magaalada Muqdisho ku dilay agaasime la sheegay inuu ka tirsanaa xukuumadda federalka Soomaaliya, waxaana laga helayaa warar kala duwan dilka caawa dhacay magaalada.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Ciidamo Baladweyne La Geeyay Midowga Musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa goordhow bayaan kasoo saaray ciidamada dowladda ee saakay la geeyey magaalada Baladweyne ee caasimadda gobolka Hiiraan, waxaana bayaanka qeyb ka ahaa eedeyn loo jeediyey Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xal Laga Gaaray Khilaafkii Rooble iyo Somaliland Waxaa xal laga gaaray khilaaf dhanka doorashooyinka ah oo muddooyinkii la soo dhaafsy u dhaxeeyay ra’iisul wasaaraha dalka iyo xubna ka tirsan mas’uuliyiinta aqalka sare. Kulan ay maanta isugu yimaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daacshi oo Xirtay Suuqa Bakaaraha Halka Ay Dowladda Ciidamo u Rartay Baladweyn Waxaa saaka ay Daacish xiratay qeybta dhismaha ee suuqa weyn ee Bakaaraha iyada oo laga doonayo lacag. Inta badan bakhaarada dhismaha ee dhaca jidka Aden Cadde ama jid Mareexaanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shidaal La’aan Ka Jirta Jigjiga, Akhriso Sababta Wararka naga soo gaarayo magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in magaalada ay ka jirto shidaal yari. Dadka deegaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay wajahay xaalad shidaal yari…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Yuusuf Maxamed Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Yuusuf Maxamed Ismaaciil ayaa ku guuleystay kursiga sumaddiisu tahay HOP#118, kaas oo deegaan doorashadiisu tahay Jubbaland Kursigaan oo ah kii ugu dambeyey ee seddaxda kursi maanta lagu dooranayey magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Cabdiqaadir Cabdullahi Xirsi Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#127, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Cabdiqaadir Cabdullahi Xirsi iyo Dr. Axmed Aadan Axmed.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Gadiidka Koonfur Galbeed Oo Kismaayo Loogu Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#126, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) & Cabdiraxmaan Macalin Xuseen.…