1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab Ku Dhexmaray G. Galgaduud Wararka naga soo gaarayo deegaanka Cadakibir oo u dhaxeeya magaalada Guriceel iyo deegaanka Baxdo ayaa sheegaya in illa iyo xalay dagaal culus uu deegaanka ku dhex marayo ciidamada dowladda iyo ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wadatashiga oo Sheegay in Doorashada laguu Afjaro Kahor 25-ka February Waxaa goordhow lasoo saaray war-murtiyeedka shirka golaha wadatashiga qaran, oo lagu xusay in awood la siiyo odeyaasha dhaqanka, laga shaqeeyo hufnaanta Hannaanka doorashada, in ergada la daayo khidmada, in AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somalia Covid-19: CBB Ayaa Ka Halis Badan Corona Tweeter ay lahaayeen hey’adaha dowladda ama dad ka shaqeeya oo lagala socon jirtay xogta Covid 19-ka Soomaaliya ayaa lagu dhaliilay maamulka Farmaajo, iyada oo aan la ogeyn in ay qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Lagu Wado In La Soo Gabagabeeyo Waxaa magaalada muqdisho maalintiisi lixaad ka socda shirka wadatashiga aarimaha doorashooyinka dalka oo ay yeelanayaan madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo Ra’iisul wasaare Rooble. Shirkan oo looga hadlayaa sidii xal looga…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Gobolka iyo Caalamkaba uga Dhigantahay Sii-deynta Abiy ee Mucaaradka Itoobiya? Ra’isul wasaraaha Itoobiya Abiy Axmed ayaa jimcihii sii-daayey siyaasiyiin mucaarad ah sida Sebhat Nega, oo ahaa maskaxda iyo aasaasaha TPLF iyo walaashiis Kedusan Nega, xubnaha kale ee ururkaasi ah ee…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Qodobada Dastuurka ee sida khaldan loo fasirey Dastuurka waa heshiiska nidaaminayo xariirka dowladda iyo muwaadinka iyo Hay’adaha dowladda dhex-dooda, waxuuna nidaaminayaa Hay’ado lasoo doorto sida Hay’adda Madaxwayanaha “Hay’ad hal qof ah” Baarlamaanka iyo Hay’adaha la magacaabo oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abiy Oo Sii Daayay Siyaasiyiintii Mucaaradka Ee U Xirnaa Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay sii deysay dad fara badan kuwaas oo la xiray intii ay socdeen qalqaasaha dagaal iyo colaadda siyaasadeed ee dalkaas. Itoobiya ayaa Jimcihii sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweyay Dib U Soo Celinta Xiriirka Imaaradka Midawga musharixiinta ayaa soo dhaweeyay go’aanka ra’iisul wasaaraha dalka uu ku raali geliyay dowladda Imaaradka carabta. Golaha midawga ayaa sidoo kale sheegay in ay xukuumadda uga mahad celinayaan dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Raaligelin Siiyey UAE iyo Farmaajo Oo Hakiyey Lacagta Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa dowladda Imaaradka carabta raali gelin ka siiyay go’aankii ay dowladda Soomaaliya april 2018-kii lacag ay laheyd looga qabtay. Rooble ayaa sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Maxay Qorshaha Wax Ka-beddelka Shaqada AMISOM ee ay Ku Heshiiyeen Soomaaliya iyo Midowga Afrika? Tallaabo aan la ogeyn waxa ay uga duwantahay kuwii hore, Soomaaliya iyo midowga Afrika ayaa iminka ku heshiiyey sida ay mustaqbalka dhow noqoneyso shaqada iyo hawlagallada AMISOM, kuwaas oo waqtigooda…