11 daqiiqo Sheeko:War MIHNADDA QAREENNIMADA SOOMAALIYA: XAALADDA MAANTA IYO ODOROSKA MUSTAQBALKA Qaybta koobaad: Gogoldhig Qormadaan kooban waxaan uga hadli doonnaa haddii alle idmo, Xaaladda Mihnadda qareennimada Soomaaliya ee hadda taagan iyo sidoo kale sida lagu hormari karo iyo tallaabooyinka ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Magacaabay Guddi Baaris Ku Sameeyo Farmaajo iyo Kooxdiisi Afgambiga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacabaay xubno ka tirsan golaha wasiirada kuwaas oo baaritaan ku sameynaya dhamaan shaqsiyaadkii ku lugta lahaa afgambigii dhicisoobay ee dalka ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga NISA Oo La Amray In Ay Isaga Guurto Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Wasiirka amniga Cabdullahi Nuur ayaa qoraal uu u diray Yaasiin Farey oo ah kusimaha NISA ku faray in uu hey’adda iyo ciidankeeda ka saaro garoonka Aden Cadde, oo amniga lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: RW Rooble Ma Xajisan Doonaa Guusha Siyaasadeed ee Horudhaca ah ee uu ka Helay Farmaajo ? Somalia ayaa dhex muquuranaysa xaalad siyaasadeed oo aad u cakiran kadib markii ay markale foodda is dareen madaxweynaha waqtigu ka dhacay Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo RW Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga WHO: Waxaan Rejo Weyn Ka Qabnaa In Sanadkan Laga Adkaado COVID-19 Hay’adda caafimaadka adduunka u qaabilsan qaramada midoobay ee WHO ayaa sheegtay in sanadkan cusub ay filayaan in la soo afjaro xanuunka corona. Agaasimaha hay’adda caafimaadka WHO Dr Tedros Adhanom ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Magacyada Xildhibaanada Hadda Ku Fadhiyo Kuraasta Golaha Shacabka Ee Doorashadooda La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska 11- kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadooda ay tahay magaalada Baydhabo. Kuraaasta guddiga ay shaaciyeen ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deni iyo Axmed Madoobe oo Kulamo La Qaatay Ra’isul Wasaaraha iyo Beesha Caalamka Madaxweyneyaasha Puntland Saciid Deni iyo Jubbaland Axmed Madoobe ayaa saacidihii tagay waxay la kulmeen ra’isul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Rooble. Kulanka ayaa xoogga lagu saaray ajendaha kulanka madasha wadatashiga, doorashada, arrimiha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Farmaajo Si Cad ugu Sheegay inuu Rooble uga Dambeeyo Doorashada, Ciidankana Dhexdhexaad ahaado Kaaliyaha xogheyaha arrimaha dibadda ee Afrika Molly Phee oo la hadashay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo ra’isul wasaare Maxamed Rooble iyada oo Farmaajo ku boorisay inuu la shaqeeyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sida ay Al-shabaab Ku Qabsatay Magaalada Balcad Wararka ka imaanaya magaalada Balcad, ee deegaanka Hirshabelle ayaa sheegaya in saaka aroorstii ay la wareegeen dagaalyahannada Al-shabaab, kuwaas oo dhowr jiho kasoo weeraray. Ilo ku sugan deegaanka oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka: Farmaajo Waxaan U Sheegnay In Uu Joojiyo Hadalada iyo Ficilada Hurinta Ah Mareykanka ayaa markale si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ka taagan. War ka soo baxay kaaliya xoghayaha arimaha dibadda ee qaaradda afrika Mary Catherine Phee ayaa sheegtay in…