4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaadka: Maan-dooriye Ka Ganacsigiisa uu Keeno Eex iyo Musuq Gudaha iyo Qalalaaso Dibadda ah! Inkasta oo Mareykanka, Yurub iyo dunida inta badan qaadka loo arko maandooriye halis ku ah nafta iyo nidaamka dowliga ah hadana Soomaaliya waa u cunto, laga ganacsado, sidaa ay tahayna…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boosaaso: 5 Carruur Ah Oo U Geeriyootay Madfac Ku Dhacay Gurigooda Waxaa isa soo taraya khasaaraha iyo saameynta ka dhalatay dagaalka seddaxda maalin qaatay ee ka dhacay magaalada Boosaso ee xarunta ganacsiga dowlad gobaleedka Puntland. Wararka maha soo gaaraya magaalada Boosaso…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Maxay Sababta Garsoorka Soomaaliya uu Fasax u galay December oo Dhan? Garsooreyaasha Soomaaliya ayaa hal mar fasax wada gala bisha December ee sanad walba, waxaana hawlgab noqda garsoorka dalka, iyada oo maxkamaduhu ay shaqada joojiyaan, meeshana ka saarta adeeggii shacabka Soomaaliyeed,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga PSF: Mar walba Waxaan Diyaar U Nahay Heshiis iyo Nabad Ciidamada PSF ayaa ku dhawaaqay in ay aqbaleen xabad joojin ka dhaqan gasha magaalada Boosaso ee xarunta ganacsiga dowlad gobaleeska Puntland. Qoraal ka soo baxay hogaanka ciidamada PSF ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Siyaasiyiin Ka Soo Jeeda Puntland Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Boosaso Qaar kamid ah siyaasiyiinta miisanka leh ee ka soo jeeda dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku baaqay in ay nabadda qaatan ciidamada ku dagaalamaya magaalada Boosaso. Xubnaha baaqa soo saare oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga PSF: Puntland Waxeey Diiday Gartii iyo Go’aankii Isimada Hogaanka ciidamada PSF ayaa war-murtiyeed ay ka soo saareen dagaalka labada maalin ka socda Boosaso waxa ay ku eedeyeen Puntland in ay duulaan ku soo qaaday ciidamada PSF. PSF ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Oo Sheegtay In Ay Diyaar U Tahay Xabad Joojin Ka Dhaqan-gasha Boosaso Wasiirka amniga dowlad gobaleedka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa shir jaraa’id oo uu goordhaw qabtay ku sheegay in puntland diyaar u tahay xabad joojin ka dhaqan gasha magaalada boosaso. Gallaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gabar Sanadkan Caafimaad Ka Qalinjabineysay oo u Geeriyootay Xabad uu Ku Dhuftay Askari Waxaa saaka Isbitaalka Digfeer ku geeriyootay gabar kuliyadda caafimaadka dhiganeysay sanadkii ugu dambeeyey. Maryan Maxamed Xersi waxaa ay u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray xabad uu askari kula dhuftay goor habeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka Oo Muddo Kordhin U Sameeyay Howlgalka AMISOM Kulan ay isugu yimaadeen golaha ammaanka qaramada midoobay ayaa lagu ansixiyay in muddo kordhin loo sameeyo howlgalka midamga nabad ilaalinta Soomaaliya ee qaaradda Afrika ee AMISOM. Kulankan oo ahaa kulankii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Odawaa Oo La Faray In Baaris Uu Ku Sameeyo Taliyaha Ciidamada Badda Wasiirka difaaca xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa taliska ciidamada xoogga dalka ugu baaqay in baaris lagu sameeyo war ka soo yeeray hogaanka taliska Badda. Xasan Xuseej Xaaji wasiirka gaashaandhigga ayaa taliyaha…