1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boosaso: Puntland iyo PSF Oo Loogu Baaqay In Ay Dagaalka Joojiyaan Waxaa isasoo taraya baaqyada iyo walaaca laga muujanayo daagaalka maalintii labaad ka socda magaalada Boosaaso. Xafiiska difaacaha xuquuqda aadanaha ee Puntland ayaa baaq ka soo saaray dagaalka ka socda magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawiro: Dagaal Boosaaso Maalintii Labaad Ka Socda Waxaa maalintii labaad galay dagaalka u dhaxeeyo ciidamada PSF iyo maamulka madaxweyne Deni ee ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Sawiro laga soo qaaday magaalada ayaa muujinaya hakad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalka Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dowlad gobaleedka Puntland ayaa shegaya in khasaaro kala duwan uu ka dhashay dagaal saacado badan ka socday gudaha Magaalada. Dagaalka oo barqanimadi…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Itoobiya Oo Magaalo Ka Tirsan Gobalka Tigrayga Kala Wareegay TPLF Ciidamada Itoobiya ayaa guullo hor leh ka sheegtay dagaalka 13-ka bilood ka socda ee kala dhaxeeya xoogagga TPLF, ayaa sheegay in ay magaalo muhiim ah oo ku taalla gobalka Tigrayga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boosaaso: Warar Hor Leh Oo Laga Helayo Dagaalka PSF iyo Puntland Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saaka ka bilawday xaafado ka tirsan magaalada Boosaaso oo u dhaxeeya ciidamada PSF iyo ciidama ka amar qaata madaxweynaha Puntland. Dagaalka oo…
4 daqiiqo Sheeko:War Somalia’s stable internet connectivity real boon to online freelancers Mohamed Hirsi grew up and studied in Mogadishu, finishing his telecommunication engineering degree at one of the universities in Mogadishu two years ago. Hirsi doesn’t currently work as a telecommunication…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ciidamada Puntland Ku Dhexmaraya Boosaaso Wararka naga soo gaarayo magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dowlad gobaleedka Puntland ayaa sheegaya in gudaha magaalada uu goordhaw ka bilawday dagaal u dhaxeeya ciidama la sheegay in ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka TPLF: Waxaa La Joogaa Waqtigii Aadduunku Maya Dhihi Lahaa Xasuuq Kale Oo Loo Geysto Tigrayga! Ciidamada Tigreega ee dagaalka kula jira dowladda dhexe ayaa sheegay inay isaga baxeen gobollada deriska la ah ee waqooyiga Itoobiya. Debretsion Gebremichael, oo ah madaxa TPLF , ayaa ku sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warar Is Khilaafsan Oo Ka Soo Baxaya Dhul Laga Dhisayo Xeebta Muqdisho Taliyaha ciidamada badda Soomaaliya Generaal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ku eedeyay in uu boob ku hayo dhul ay ciidamada badda Soomaaliya ay leeyihiin. Gen Dirir oo…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoorqoor: Eedda 80% Aniga iyo Lafta-gareen ayaa Qaadannay. Deni: Innaga wax Wanaagsan ayaa daba dhigi doonaa Is eedeyn xagga hufnaan la’aanta doorashada golaha shacabka ah ayaa xalay hareysay xaflad lagu maamuusayey 3 sano kadib doorashadii Cabdicaziz Lafta-gareen oo ka dhacday magaalada Baydhabo, ee xarunta maamul goboleedka…