2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Oo Afrika Socdaal Ku Maraya, Akhriso Ujeedka Safarka Blinken Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa safar ku imaan doono dalalka Kenya, Nigeria iyo Senegal todobaadkaan sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka. Blinken ayaa caasimadda Nigeria ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-caddala: Rooble Qorshaha Uu Ku Tegay Dhuusamareeb Kuma Jirto In Uu Wada-hadal La Gallo Ahlu-sunnada Hubaysan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar saacadihi la soo dhaafay leysla dhexmarayay oo ku aaddan socdaalka Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble uu ku tagay Dhuusamareeb in ay qeyb ka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka: Marwalbo Doorashada Dib U Dhacdo Waxaa Weecda Dhaqaalo Soomaaliya Lagu Taagerayo Beesha caalamka ayaa markale walaac ka muujisay dib u dhaca doorashooyinka dalka ee sanadkaan kuwaas oo muddo dhowr jeer ah oo horay dib uga habsaamay waqtigii loogu talagalay. War-saxaafadeed ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Gaaray Dhuusamareeb Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug. Rooble ayaa waxa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawiro: Soo Dhaweynta Axmed Madoobe, Akhriso Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbalanad iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland. Axmed Madoobe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Caasimadda Puntland ku soo dhaweeyay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sooyaalka Isbadallada Jadwalka Doorashada Soomaaliya ee 2020/2021 Iyadoo lagu wado in beri oo Talaada ah ay si rasmi ah u bilaabmaan doorashada golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad dalka ayaa waxaa soo baxaya shaki iyo walaac laga qabo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Ujeedka Socdaalka Axmed Madoobe Ee Garowe! Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goordhaw safar ugu ambabaxay magaalada Garowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland. Axmed Madoobe ayaa Garowe kulan kula qaadan doono Madaxweynaha Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuwee sagaalka Kursi Golaha Shacabka ee Doorashadoodu Dhawaan La Qabanayo?! Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi ayaa shalay shaaciyay sagaal ka mid ah kuraasta Somaliland ay ku leedahay golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kuraastaan oo ay hadda ku fadhiyaan xubna…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxuu Rooble Ka Yiri Jadwalka Doorashada Ee La Shaaciyay?! Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war ka soo saaray shaacinta sagaal ka mid ah kuraasta golaha shacabka oo doorashadooda dhawaan la qaban doono. Rooble ayaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koonfur-galbeed: Al-shabaab Oo Ciidamada Dowladda Kula Dagaalamay Baraawe Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ciidamada dowladda iyo ururka Al-shabaab ku dhexmaray magaalada Baraawe ee xarunta u ah maamulka koonfur galbeed Soomaaliya. Dagaalka ayaa yimid kadib markii…