1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland: Ergada Sagaalka Kursi Berri Ha Soo Xaadiraan Si Loo Siiyo Tababar Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobalada Waqooyi ayaa shaaciyay sagaal ka mid ah kuraasta golaha shacabka Somaliland oo diyaar u ah in ay bilaabato doorashadooda. War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga aya lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Soo Dhaweyay Doorashada Aqalka Sare Ee La Soo Gabagabeyay Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay dhameystirka doorashada Aqalka sare ee shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug. Saafaradda Mareykanka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho, ayaa qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AMISOM Oo Sheegtay Goobta Lagu Fulinayo Xukunka Askartii La Xukumay AMISOM ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xukunada dilka iyo Xabsiga ah ee lagu riday qaar ka tirsan ciidamadooda. Howlgalka midawga nabad ilaalinta Afrika Soomaaliya ee AMISOM ayaa sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Sanaadiiqdii Codbixinta Aqalka Sare oo Aanba La Furin, 8-ddaba Waa Loo Tanaasulay! Maamul goboleedka Galmudug ayaa sabtidii soo gabagabeeyey doorashada aqalka sare kadib markii la doortay labadii kursi ee ugu dambeysay aqalka sare, kuwaas oo kala ahaa Cabdi Qeybdiid iyo Cabdi Xareed.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaar-garowga Doorashada Golaha Shacabka Oo Ka Bilaabatay Maamul Goboleedyada Waxaa deeganada dowlad gobaleedyada dalka ee ay sanadkaan ka dhaceyso doorashada golaha shacabka laga dareemayaa diyaar garowgii ugu xooggana ee doorashada Golaha shacabka. Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa labadii maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdi cismaan xareed Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare Waxaa goordhaw la soo gabagabeya doorashada kursiga todobaad ee dowlad gobaleedka Galmudug uu ku leeyahay Aqalka sare. Kursiga koowaad ayaa waxaa ku tartamaya labada musharax ee kala ah Cabdi cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdi Qaybdiid Oo Loo Doortay Markale In Uu Ka Mid Noqday Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw la soo gabagabeya doorashada kursiga todobaad ee dowlad gobaleedka Galmudug uu ku leeyahay Aqalka sare. Kursiga koowaad ayaa waxaa ku tartamaya labada musharax ee kala ah Cabdi Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Dowladda Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab, laguna magacaabo Maxamed Xasan Macallin oo loo yaqaan Abu Cali, ayaa xalay isku soo dhiibay ciidamada xoogga dalka ee ku sugan degmada Qoryooley, sida…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Itoobiya: Ciidamada Mareykanka Halkaan Waxey U Joogaan Inay Wax Ka Qabtaan Dhibaatooyinka Gobalka Ciidamada mareykanka ee fadhigoodu yahay dalka Jabuti ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin ay ka qeyb qaataan sidii loo xalin lahaa qalalaasaha ka taagan dalka Itoobiya. Saraakiisha hoogaamineysa ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Liiska Madow Ku Daray Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Eritrea Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay hoggaanka sare ee dalka Eritrea iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidamada dalkaas. Bayaan ay soo saartay Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa lagu…