3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Halganka Dheer ee Tigrayga ee 300-kii Sano ee Lasoo Dhaafay Dagaalka xukuumadda Abiy Axmed iyo Tigeyga, oo hadda maamulka Adis Ababa talada u yaabo, dalkana kusoo rogay xaalad degdeg ah, oo la leeyahay “Ma beri ayuu dhici doonaa mise maalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya Oo Looga Dhawaaqay Xaalad Deg Deg Ah Golaha wasiirada dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay dalka, xilli cabsi laga qabo in xoogagga Tigrayga ay dagaal ku soo qaadaan magaalada Caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Xalinta Khilaafaadka Oo Hakiyay Ku Dhawaaqista Natiijada Kursiga Mahdi Guuleed Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa sheegay in ay hakiyeen ku dhawaaqista Natiijada kursiga #HOP239, kaas oo uu ku soo baxay ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka. Mahdi Guuleed ayaa Isniinti shalay aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhashay Gabar La Kufsaday Oo Ka Dhacay Mudug Wararka naga soo gaarayo deegaanka Dhagtuur ee hoostaga gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal khasaaro geystay uu ku dhex maray deegaanka laba maleeyshiyo beeleed oo wada dega. Dagaalka ayaa sida…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya: Guddiga Doorashooyinka Oo Amray In Dib Loogu Noqdo Doorashada Jigjiga Guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa gebi ahaanba qaadacay natiijada doorashada magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida. Natiijada oo uu muran badan hareeyay ayaa lagu amray in kadib baaritaanno ay sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Sababay Sara U Kaca Ku Yimid Qaraha? Xilliyada kuleelaha waxa aad u bata isticmaalka Cabitaanada kala duwan, kuwaas oo ay dadku shiitan si ay ugu haraad baxaan. Qaraha waxa uu ka mid yahay cabitaanada fudud ee sida…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Werar Dad Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkino Faso Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay waqooyiga dalka Burkino Faso, halka afar kalena weli aan la heyn halka ay ka baxeen sida ay sheegen warbaahinta dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Baaq Ka Soo Saaray Doorashada Golaha Shacabka Guddiga doorashooyinka heer federaal ee 2021 ayaa soo dhaweyay doorashadii golaha shacabka ee Somaliland ee ka qabsoomtay magaalada Muqdisho. Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu bogaadiyay dadaalka iyo biseylka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy: Waxaa Jiray Dad Caddaan Iyo Madow Isugu Jiray Oo Ka Garab Dagaallamay TPLF Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay magaalooyinka Dessie iyo Kombolcha oo ay qabsadeen xoogagga TPLF ayaa sheegay in dagaalka ay kooxda kula jiraan ay qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuse Bixii Oo Xilka Qaadis iyo Magacaabis Ku Sameeyay Xukuumaddiisa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa goordhaw wareegta uu soo saaray waxa uu amray in wasiirka Warshadda Horumarinta reer miyiga ee Somaliland uu sii ahaado Axmed Aadan Jaamac, halka wareegtada…