1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Biixi Iimaan Oo Markale Loo Dortay Xildhibaan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gaba gabeeyay doorashada kursiga labaad ee golaha shacabka ahna kursiga labaad ee kuraasta gobalada Waqooyi . Kursigan ayaa waxaa ku tartamay musharixiinta kala ah Biixi Iimaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Miisaaniyadda Soomaaliya ee 2022-ka, $28 Milyan ayaa Ku Korortay 2021-kii kadib Xukuumadda federaalka ah ayaa axaddii soo bandhigtay in miisaaniyadda Soomaaliya ay miisaaniyadda Soomaaliya 2022-ka ay noqoneyso $699.1 million. Miisaaniyaddan leh tirada intaa la eg, ayaa ka dhigan in lagu daray…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa kuma Mahdi Guuleed Khadar Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho lagu doortay kursigii ugu horeyay ee xildhibaanada golaha shacabka ee BJFS. Kursigan oo ay kuwada tartamayeen musharixiinta kala ah Mahadi Maxamed Guuleed Khadar iyo Mushtaaq Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mahdi Guleed Oo Loo Doortay Xildhibaanki Ugu Horeyay Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho lagu doortay kursigii ugu horeyay ee xildhibaanada golaha shacabka ee BJFS. Kursigan oo ay kuwada tartamayeen musharixiinta kala ah Mahadi Maxamed Guuleed Khadar iyo Mushtaaq Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abiy Axmed: Qofkasta hubkiisa ha qaato si aan Itoobiya uga difaacno argagixisada TPLF Ciidamada Jabhadda TPLF ayaa ku dhawaaqay in ay si rasmi ah ula wareegeen magaalooyinka Kombolcha iyo Dessie ee ku yaalla waqooyiga dalka Itoobiya, xilli dowladda Abiy ay gaashaanka u daruurtay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Xalinta Khilaafaadka Oo Soo Saaray Habracyada Loo Marayo Dacwooyinka Ka Dhasa Doorashada Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya ayaa goordhaw soo saaray habracyada loo marayo cabashooyinka doorashada ku aaddan. Habraacyada guddiga ay soo saareen ayeey ku sheegen in loo baahan yahay in ciddii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Laba Ka Mid Ah Kuraasta Golaha Shacabka Oo Maanta Muqdisho Lagu Dooranayo Waxaa socda diyaargarowgii ugu dambeeyey ee doorashada gobollada waqooyi oo lagu wado in maanta laba ka mid ah kuraasta golaha shacabka in lagu doorto magaalada Muqdisho. Ergada dooraneysa xildhibaanada golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka 5-aad ee Culuumta Engineering science and Technology Oo ka furmay Muqdisho Shirkii 5-aad ee Culuumta Engineering science and Technology oo ay si wadajir ah u wada qabanqaabiyeen Jaamacadda SIMAD iyo Jaamacadda Jamhuuriya ayaa Maanta Ka furmay Magaalada Muqdisho. Shirka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koofi Oo la Ceyriyay Wasiirka amniga xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Cabdulahi Maxamed Nuur aya xilka ka qaaday agaasimaha ha’adda Maxamed Aadan Koofi oo muddo dheer soo maamulaay ha’addan. Kulan ay yeesheen Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo ka hor Yimid Qodob kamid ah habraacyadii ay Soo Saareen Guddiga Doorashooyinka Somaliland Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku sheegay in xalinta cabashooyinka doorashada ay tahay mas’uuliyadda gudiga, sidoo kale gudiga ayaa ka hor yimid Habracii…