1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawiro: Dab Ka Kacay Warshad Ku Taalla Boosaaso Wararka naga soo gaarayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in goordhaw uu dab xooggan ka kacay warshad sameysa Isbuunyada oo ku taalla gudaha magaalada Boosaaso. Warshadda dabka uu ka kacay oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Erdogan oo Amray Ceyrinta 10 Safiir, Akhriso Sababta! Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa sabtidii ku dhawaaqay arrin ka yaabisay dunida, isaga amray in uu ceyriyo 10 safiir oo ay ku jiraan 7 safiir oo dalalkooda ay ku wada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ururada Bulshada Rayidka Oo War Ka Soo Saaray Xaaladda Guriceel Ururada bulshada rayidka ah ayaa walaac ka muujiyay xaaladda colaadeed ee ka taagan magaalada Guriceel ee gobalka galgaduud. Bulshada rayidka ayaa war ay ka soo saareen xaaladda guriceel ayaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaaladda Guriceel Waxaa saaka dagan xaaladda magaalada guriceel oo tan iyo xalay dagaallo ay ku dhaxmarayeen ciidamada dowladda iyo ururka Ahlu-sunna. Dagaalka oo waaberigii shalay ka bilaawday gudaha magaalada ayaa sababay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegtay Guriceel Ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka galmudug ayaa si rasmi ah ula wareegay magaalada guriceel ee gobalka galgaduud oo maanta dagaal saacada qaatay uu kula dhex maray iyaga iyo ururka Ahlu-sunna.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Bashiir Goobe Umagacaabay Xil kale.. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Bashiir Goobe umagacaabay wasiiru-dawlaha wasaaradda Howlaha Guud iyo dib udhiska xukuumada faderaalka Soomaaliya. “Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Oo La Wareegay Saldhigga Degmada Guriceel Wararkii ugu dambeyay ee naga soo gaaray magaalada Guriceel ayaa sheegaya in gooba muhiim ah oo ka tirsan magaalada ay la wareegeen ciidamada dowladda. Goobaha ay qabsadeen ciidamada dowladda ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM Oo Ka Deyrisay Xaaladda Gobalka Tigrayga Qaramada midoobay ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda gobalka dhaca waqooyiga dalka Itoobiya ee Tigrayga. Gobalka oo maalmihi la soo dhaafay ay duqeyn dhanka cirka ah ka fulinayeen ciidamada dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- Dagaal Ka Qarxay Guriceel Wararka naga soo gaarayo magaalada Guraceel ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in goordhaw uu dagaal xooggan ka qarxay gudaha magaalada, dagaalka ayaana u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo ururka Ahlu-sunna. Dagaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Wararki Ugu Dambeyay Ee Xaaladda Magaalada Guriceel Waxaa saaka xaalad kacsanaan ah laga dareemaya magaalada Guraceel ee gobalka Galgaduud halkaas oo ciidama ka tirsan kuwa maamulka Galmudug oo kaa shanaya ciidamada dowladda federaalka iyo xubna ka tirsan…