1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guriceel:- Ciidamada Xooga Dalka Iyo Kuwa Galmudug Oo wada Guluf ka dhan ah Shiikh Shaakir Xiisad colaadeed oo heerkoodu saarreeyo ayaa maanta ka jirta magaalada guriceel ee Goblka galgaduud, ka gadaal markii Ciidamada xoogga Dalka iyo kuwa Galmudug oo is garabsanaya ay kusoo dhowadeen magaalada.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Erdogan Oo Safar Ku Maraya Dalal Ka Tirsan Qaaradda Afrika Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa socdaal ku imaanaya qaaradda Afrika, halkaas oo uu dalal dhowr ah isugu mari doono. Erdogan ayaa socdaalkiisa waxa uu salka ku haya sida…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jaamacadda Carabta Oo Soo Dhaweysay Go’aanka ICJ Ururka Jaamacadda Carabta ayaa war ka soo saaray go’anki dhawaan maxkamadda ICJ ay ugu kala xukuntay badda Soomaaliya iyo Kenya. Dalalka ku mideysan Jaamacadda Carabta ayaa sheegay in ay aad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya: Askar Tuuga Ah Oo Xukun Lagu Riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukun xabsi ciidan ah ku ridday laba eedeysano oo bila ka hor ka soo muuqday baraha bulshada xilli ay dhac u geysanayeen carwo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ciidamada Puntland Ku Leeyihiin Gobalka Bari Wararka naga soo gaarayo gobalka Bari ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka Al-shabaab ay saaka waaberigi hore weerar ku qaaden saldhig ciidamada Puntland ay ku leeyihiin gobalka. Kooxa hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga UK Oo Shaacisay Magaca Soomaaligi Dilay Xildhibaan Sir David Booliiska dalka UK ayaa shaaciyay magaca nin Soomaali ah oo loo heystay dilka xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalkaas oo Jimcihii lagu dilay Essex. Ninkaan magaciisa booliiska ay sheegen oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Munaasabad Mahad Celin ah Usameeyay Wafdigii Soomaaliya Ee ICJ Xaadiray Munaasabad soo dhoweyn iyo mahadcelin isugu jirta oo loo dabaaldagayo go’aanka maxkamadda ICJ ayaa haatan ka socota Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Munaasabadda oo uu goobjoog kayahay Ra’isul…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dr.Cumar Aadan Rooble:- Waa in Guriceel Gacanta Galmudug Kusoo noqotaa Musharax xildhibaan Dr.Cumar Aadan Rooble oo kursigiisu yaalo galmudug ayaa ka hadlay xaaladda amni iyo Siyaasadeed ee ka jirta maamulka Galmudig si gaar magaalada Guriceel. Dr cumar oo lahadlay GOOBJOOG…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shil Gaari Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Hargeysa Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in caawa uu ka dhacay shil gaari. Shilka ayaa la sheegay in uu ka dhacay wadada dhanka galbeed looga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Kulan La Qaatay Mehmet Yilmaz Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Muqdisho Mehmet Yilmaz . Rooble ayaa safiirka kala hadlay xiriirka lamada xukuumad iyo…