1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Sabab Dhimashada Mas’uuliyiin Ka Tirsan Gobalka Hiiraan Oo Ka Dhacay Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xooggan uu ka dhacay saldhiga degmada Balaweyne. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa miinaco, kaas oo sababay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland: Arday Banaanbax Dhigaysay Oo Lagu Xiray Hargeysa Wararka naga soo gaarayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maanta arday wax ka barata mid ka mid ah iskuulada ku yaallo magaalada oo banaanbax ka dhigayay Afaafka hore ee wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Gurmad U Fidinayo Dad Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Afgahnistan Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay gurmad bini aadanimo iyo lacago ay garsiineyso dadkii lagu dilay qarax ka dhacay Kabul xilligii mareykanka uu isaga soo baxayay dalka Afghanistan. Waaxda gaashaandhigga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kiiskii Badda: Dalalka La Kala Saftay Soomaaliya iyo Kenya Inkasta oo lasoo gabagabeeyey kiiska Badda, Soomaaliyana ay ka guuleysatay Kenya hadana 7-badii sano ee dacwadu taallay ICJ, waxaa jiray in dalalka ay caalamka ay la kala safteen Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Soomaali Ku Jiraan Oo Lagu Dhaawacay Weerar Ka Dhacay Mareykanka Booliiska magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota, ayaa xaqiijiyay in ay dhaawacmeen illa iyo lix qof kadib markii ay kooxa kala duwan isku rasaaseyn qeyba ka mid ah magaalada Saacad gudaheed.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM Oo Sheegtay In Ay Sare U Kaceen Dadka Somaliland Ay Ka Soo Barakicisay Deeganadeeda Hay’adda qaramada Midoobay u qaabilsan xiriirinta arrimaha bani’aadminnimada ee OCHA, ayaa sheegtay in ay sare u kaceen dadka laga soo barakiciyay deeganada Somaliland. Warbixin ay soo saartay ayeey hay’adda ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaali Loo Xiray Dilka Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka UK Booliiska dalka UK ayaa xabsiga u taxaabay nin Soomaali Biritisha ah, kaas oo la tuhunsan yahay in uu ka dambeyay dilka Sir David Amess, oo ah xildhibaan ka tirsan xisbiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uganda oo Ciidamo usoo Direysa Soomaaliya Uganda ayaa la sheegayaa in December ay ciidamo booliis ah oo gaaraya ilaa 160 ah, oo u badan saraakiil usoo direysa Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay booliiska ayaa sheegaya in ciidankan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guriceel:- Ayaanle kadib, Habar-eji Oo Suufiyada Ahlusunna Ka Dalbatay Inay Dhufaysyada Qaadaan Odayaasha beesha Habar-eji oo goordhoweyd guriceel warbaahinta kula hadlaya ayaa Sheikh Shaakir ka dalbaday inuu isaga baxo Guriceel, oo aan lagu dul dagaalamin magaalada. Waxa ay sidoo kale carabka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guriceel: Shacabka oo Barakacay iyo Shuban Biyood Dilaacay Waxaa magaalada Guriceel oo Galgaduud ka dhacay Barakac ballaaran, kadib markii ay la wareegeen kooxda Suufiyada ah ee Ahlu sunna. Wararka ayaa sheegaya in dadka ay u qaxeen duleedka magaalada,…