1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxa Zoobe 4 sano Kadib: Dhimasho 600, Dhaawac 700 iyo Hanti Burbbur $6 Mliyan Maanta waxa ay ku beegan tahay 14 October 2021, waxaana 4 sano kahor maanta oo kale qarax xooggan uu ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Waxa ay ahayd xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Ingiriiska oo Maalgelin-doonta Ballaarinta Dekadda Berbera, Somaliland Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, shirkadaha DP World ee Imaaraadka iyo midda dowladda Ingiriiska ee CDC ay heshiis ku gaareen iney wada maalgeliyaan dekado Afrika ah, oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cumar Cabdirashiid: Sheekh Shariif Go’aanka MOU Waa Ogaa, Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Aamusay Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo goordhow qoraal soo dhigay bartiisa Twitterka ayaa ku sheegay in madaxweyne Sheekh Shariif uu wax ka lahaa go’aanka lagu saxiixay MOU-ga badda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abaar Iyo Xanuun Aan La Aqoon Oo Ku Dhuftay Deegaanno Ka Tirsan Maamulka Jubbaland Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ugu baaqay in hay’adaha gurmadka ay gargaar bini aadanimo gaarsiiyaan Abaaro daran oo ku dhuftay deegana ka tirsan Jubbaland. Qeyba ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Amxarada Oo Bilaabay Guluf Ka Dhan Ah TPLF Ciidamada Itoobiya ayaa bilaabay guluf dagaal oo ka dhan ah jabhadda TPLF ee ku sugan gobalka Amxarada ee dalka Itoobiya. Hogaanka TPLF ayaa dhankooda sheegay in ay jiraan dhaqdhaqaaqyo aysameynayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uhuru Kenyatta:- ICJ Cadaalad Maaha, Waxaan Sameyn Doona Wax kasta Si an U Ilaaliyo xuduudaha Jamhuuriyadda Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa si kulul uga hadlay go’aankii maxkamadda sare ee Qaramada Midoobey ee ahaa in Soomaaliya gacanta loo gelinayo inta badan biyaha badweynta Hindiya ee markii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kiiskii Badda oo Soomaaliya Ku Guuleysatay Balse Qeyb Baddii ka mid Kenya loo jaray Waxaa goordhow soo baxay go’aanka maxkmadda cadliga adduunka iyada oo kiiska ay Soomaaliya ku guuleystay laakin dhulkii ay rabtay ma wada helin, oo Kenya ayaa qeyb heshay. ICJ marka kiis…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Kiiska Badda iyo Dadkii Ku Lug lahaa 7-badii sano ee lasoo dhaafay Kiiska badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya oo maanta lagu soo gabagabeynayo Hague ayaa waxaa ku lug lahaa 7-badii sano ee lasoo dhaafay dad kala duwan. Hadaba halkan ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uhuru Kenyatta oo Maanta Shir Guddoomin Doona Golaha Ammaanka, Kana Hadli Doona Soomaaliya! Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo booqasho labo maalin ah ku jooga xarunta qaramada midoobey ee magaalada New York ayaa maanta oo talaado ah lagu wadaa inuu shir guddoomiyo golaha ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga October 12, Maanta oo La Filayo Gunaanadka Kiiska Muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya Waxaa galabta 4-ta xilliga Muqdisho loo balansan yahay dhageysiga gunaanadka kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya kaas oo soo jiitamay tan iyo 2014-kii. Maxkamadda Cadliga adduunka ee ICJ ayaa lagu…