4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikhda Maalinta Calanka Soomaaliyeed iyo Ku aadista Guusha Kiiska Badda Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta calanka Soomaaliyeed, sidaasi ay tahay waxaa ay ku aaday iyada oo Soomaaliya u dhego tageyso natiijada kiiska badda ee ICJ…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ICJ Oo Shaacisay Saacadda Ay Ku Dhawaaqeyso Go’aanka Kiiska Badda Soomaaliya iyo Kenya Maxkamadda cadliga adduunka ICJ, ee fadhigeedu uu yahay dalka Holland ayaa shaacisay saacadda ay ku dhawaaqeyso kiiska dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo kenya. ICJ oo horay u shaacisay kadib dhageysiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Nabadda iyo Ammaanka Afrika Oo Ansixiyay In Soomaaliya La Keeno Ciidamo Isku Dhaf Ah Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa ansixiyay in la keeno ciidamo isku dhaf ah oo beddela AMISOM dhammaadka sannadka inkasta oo Soomaaliya ay ka soo horjeedo soo jeedintaas.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Dib U Dhaca Doorashada Golaha midawga musharixiinta ayaa walaac ka muujiyay dib u dhaca ku yimid doorashada golayaasha baarlamaanka iyo tan madaxweynaha Soomaaliya. Midawga ayaa sheegay in ay aad uga xunyihiin in tiro seddax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abiy Ahmed Oo Aqbalay In La Dhexdhexdaayo Isaga iyo TPLF Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa soo dhaweeyay go’aanka ururka midawga Afrika madaxweynaha dalka Sudan uu ku dhexdhexaadinayo dagaalka sanad jirsaday ee Itoobiya iyo TPLF. Afhayeenka Madaxweynaha Sudan Ateny Wek…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ahlu-Sunna Oo Isaga Baxday Matabaan Wararka naga soo gaarayo degmada Matabaan ee kala qeybisa gobalada Hiiran iyo galgaduud ayaa sheegaya in maanta ay isaga baxeen ciidamada Ahlu sunna oo muddooyinkii u dambeyay ay ku sugnaayeen.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Qadka Kala Hadlay Wafdiga Soomaaliya Uga Qeyb Galaya Dhageysiga Go’aanka Badda Ra’iisulwasaarada xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan dhanka fogaan aragga ah la yeeshay guddiga kiiska dacwadda Badda Soomaaliya. Wafdiga guddigaan oo uu hogaaminayo ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Tuma Muna Al-sharmaani, Geesiyadda Leh Abaalka Kiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya? Iyada oo maalin kadib, 12-ka bishan October la sugayo natiijada maxkamadda cadliga adduunka ICJ ee kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya, Muqdishana ay isku diyaarineyso guul ay ka gaarto guud…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya Oo Ku Guuldareysatay Maanta In Ay Yeelato Madaxweyne Waxaa maanta ay ku beegan tahay 10 bisha October oo ah maalinta loo asteyay in ay dhacdo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, sida ku cad heshiiskii 29 june muqdisho ay ku kala…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khan: Aabbaha Nuclear-ka Islaamka Oo Geeriyooday Allaha u naxariiste waxaa goordhaw geeriyooday Saynisyahankii weyna ee Hubka Nuclear-ka dalka Pakistan Abdul Qadeer Khan. Khan ayaa la sheegay in uu muddooyinkii u dambeyay uu ku xanuunsanayay isbitaal ku…