2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya Oo Gullo Ka Sheegatay Dagaal Ka Dhacay G. Amhara iyo TPLF Oo Markale Wacad Ku Martay In Ay Dalka La Wareegeyso Ciidamada dowladda Itoobiya iyo xulafadooda ayaa weerar dhanka cirka ah ku qaaday fariisimo ciidamada xoogagga Tigrayga ay ku leeyihiin aagagga Amxarada. Afhayeen u hadlay Jabhadda TPLF ayaa in ay jiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Qasaaro Nafeed Geystay Oo Cawa ka Dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose Qarax qasaaro nafeed gaystay oo ah nuuca dhulka lagu aaso aya caawa ka dhacay degaanka jannaale ee gobolka Shabeelaha Hoose. Qaraxan Miino Oo Caawa Fiidkii Ka Dhacay Deegaanka Janaale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoraagii Sheekadii Maana Faay Oo Geeriyooday Allaha u naxariiste waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday qoraagii caanka ahaa Dr Maxamed Dahir Afrax. Dr Maxamed ayaa maalmihi la soo dhaafay ku xanuunsanayay isbitaal ku yalla…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dr. Maxamed Afrax oo Geeriyoodey, Akhriso Taariikh Nololeedkiisa Waxaa goordhow geeriyoodey Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ahaa guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka iyo madaxa Akadeemiya-Goboleedda Af-Soomaliga kadib xanuun in muddo ah hayey. Haddaba, Halkan Ka Akhriso Taariikh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Lakulmay Guddiga FEIT iyo kan Gobollada Waqooyi Ee SEIT Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomqqliya Maxamed Xuseen Rooble atya lakulmay gudiga doorashooyinka heer faderaal (FEIT) iyo Gobollada waqooyi SEIT isago ka dhagaystay warbixino la xiriira doorashada. Ra’iisul Wasaare Rooble…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sacuudiga Oo Safiir U Soo Magacaabay Soomaaliya Boqorka Boqortooyada Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi casiis ayaa safiir cusub u soo magacawday dalka Soomaaliya, kaas oo xukuumadda Riyad u fadhin doona Muqdisho. Axmed Bin Maxamed Al-Muwallad, ayaa loo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga UK Oo Soomaaliya Ka Saartay Liiska Dalalka Qadka Cas Oo Horay Ay Ugu Dartay Dowladda UK ayaa sheegtay in ay Soomaaliya ka saartay liiska dadka dalkeeda marka ay yimaadaan la karantiilayo. Liiskan ayaa horay Soomaaliya loogu daray kadib markii xukuumadda ra’iisul wasaare Boris ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Ma Aqbalneyno Go’aanka ICJ Sida ay qortay The Star, Macharia Kamau oo ah xogheyaha joogtada ah ee wasaaradda Arrimaha dibadda wasiirka arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegay in maxkmadda ICJ aaney ikhtisaas u laheyn kiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Garsoorayaal Umagacaabay Maxkamadaha Gobolka Banaadir Gudoomiyaha maxakamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed aya aya sameeyay magacaabis iyo dalacsiin garsooyaal ka hawlgeli doona maxkamadaha degmooyinka iyo Gobolka banaadir. Cabdirisaaq Macalin Cabdi iyo ibraahim Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Fiqi Oo Iska Casilay Wasiirka Amniga Galmudug Wasiirkii amniga Galmudug Xildhibaan Axmed macalin Fiqi ayaa maanta iska Casilay xilkii wasiirnimo kadib Khilaaf soo kala dhaxgalay isaga iyo Madaxweyne Axmed qoorqoor. Axmed fiqi aya qoraal uu ku daabacay…