1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM Oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Dadka Laga Soo Barakiciyay Laascaanood Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan Iskudabaridka gargaarka ee magaceeda looso gaabiyo UNOCHA, ayaa war ka soo saartay dadka shacabka ah ee laga soo barakiciyay magaalada Laascaanood. Hay’adda ayaa sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Qatar Lagu Soo Dhaweeyay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweyay magaalada Doxa ee dalka Qatar. Rooble ayaa casuumaad ka helay amiirka dalka Qatar Sheikh…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog:- Maxa Helay Baraha Bulshada..? Fiidnimadii isniinta, dadyowga adeegsada baraha bulshada ee ku kala sugan qeybaha kala duwan ee adduunka ayaa ka sheegtay in adeegyadii “Facebook”, “WhatsApp” iyo “Instagram” iyo aalado kale oo qeyb ka…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xafladda Daahfurka Istaraatiijiyada Maaraynta Kheyraadka Biyaha Oo Muqdisho Lagu Qabtay Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad lagu daahfurayo Istaraatijiyadda Maamulka Kheyraadka Biyaha oo ay goobjoog ka ahaayen Masuuliyiin ka socda Dowlada Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Hayadaha ku howlan arimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Shacbaan Oo Kusoo Baxay Kursiga 7aad ee Hirshabeelle ku Matalaya Aqalka sare Cali shacbaan Ibraahim ayaa kuso baxay kursiga 7aad ee sanatarada ka imaanaya dowlad goboleedka Hir-shabeelle ee ka mid noqoya Barlamaanka 11aad ee dalka. Xanafi Sheekh Bashiir iyo Cabdalla Cabdi Xuseen, …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Qatar U Baxay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa safar ugu amba baxay magaalada Doxa ee dalka Qatar. Rooble ayaa casuumaad ka helay amiirka dalka Qatar Sheikh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abiy Ahmed Oo Markale Loo Doortay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Ra’iisul wasaarihii dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa markale loo dhaariyay in uu noqdo ra’iisul wasaaraha dalkaasi dhaca geeska Afrika. Abiy Ahmed ayaa noqonaya ra’iisulwasaaraha Itoobiya shanta sano ee soo socota,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Maanta Jowhar Lagu Soo Gabagabeynayo Waxaa magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu wadaa in maanta ay ka qabsoomto doorashada laba kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka sare Hirshabeelle ay ku leedahay. Doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Shariif Oo Lakulmay Gudoomiye Cabdi xaashi Iyo Mahdi Guleed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midoowga Murashaxiinta, Shariif Sh Axmed ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka sare ee dalka Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Mahdi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Lala Eegtay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Baardheere iyo Faahfaahin Ka Soo Baxay Qarax loo adeegsaday Bajaaj la dhigay waddada dhinaceeda ayaa lala eegtay maareeyaha garoonka Baardheere Jaamac Cali Hire. Maareeyaha ayaa la sheegay in qaraxa uu ka soo gaaray dhaawac, Illa iyo…