1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga UN-Ka Iyo Midawga Afrika Oo Goobjoog Ka Ah Doorashada Aqalka Sare Ee Somaliland Ergayga gaarka ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha soomaaliya James Swan, ayaa goobjoog ka ah doorashada kuraasta Aqalka sare ee Somaliland. Doorashada oo hadda ka socota hool…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Cabdi Xaashi Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Aqalka Sare Waxaa goordhaw Teedhada Afisyooni lagu doortay kursiga koowaad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare. Cabdi Xaashi Cabdillaahi, oo horay afartii sano ee la soo dhaafay ugu fadhiyay kursigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariye Tooxoow Oo U Xiran Galmudug Wararka naga soo gaarayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada booliiska degmada dhuusamareeb ay xabsiga u taxaabeen wariye Maxamed Cabdiwali Tooxoow oo ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Cabsi Ka Muujiyay Weeraro Kaga Yimaada Al-Qaacidda Saraakiil sare sare oo ka tirsan ciidamada Militeriga Mareykanka ayaa ka digay suura galnimada ururka Al-qaacidda ay ku soo weerari karaan gudaha Mareykanka Sanad gudihiis. Mark Milley, oo ah sarkaal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Lix Kamid Ah Kuraasta Aqalka Sare Somaliland Oo Maanta La Dooranayo Waxaa maanta o Arbaca ah magaalada Muqdisho lagu dooranaya Lix kursi oo ka mid ah 11-ka kursi ee Aqalka sare Somaliland ay ku leedahay. Musharixiintaan ayaa gaaraya illa iyo 13…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Ku Baaqay In Si Deg Deg Ah Loo Bilaabo Doorashada Golaha Shacabka Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa daahfuray dhageysiga khudbadaha Musharixiinta aqalka sare ee Somaliland. Rooble oo Afisyooni kaga qeyb galay Dhageysiga khudbadaha Musharixiinta aqalka sare ee Somaliland, ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Mayman “ Waa Ka Fariisanayaa Ciyaaraha” Laacibkii hore kooxaha Heegan, Elman, LLP Jeenyo iyo Horseed Maxamuud Cabdi Nuur ( Mayman) ayaa sheegay in uu gabi ayaan ka fariisnaayo dheliista kubbadda cagta kooxaha iyo Xulka Qaranka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ONLF Oo Soo Dhaweysay Iscasilaadda Wasiirkii Haweenka Itoobiya Jabhadda Xoreynta Ogaadeeniya ee ONLF ayaa soo dhaweysay iscasilaadda ay sameysay wasiirkii wasaaradda Haweenka iyo carruurta Dalka Itoobiya. ONLF ayaa sheegtay in ay soo dhaweynayaan Iscasilaadda Filsan Ahmed oo horay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ilaalada Madaxweynaha Puntland Oo Dil U Geystay Gabar Dhalinyaro Ah Wararka naga soo gaarayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada u ah madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ay dileen gabar shacab ah. Ciidamada ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afisyooni: Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Aqalka Sare Ee Somaliland Oo Saaka Bilaabmaysa Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka bilaabmaya dhageysiga khudbadaha Musharixiinta Aqalka sare ee Somaliland. Guddiga doorashooyinka Aqalka sare ayaa ku dhawaaqay in maanta oo Talaado ah shaaciyay in ay dhageysanayaan Ergooyinka…