1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland Oo QM U Sheegtay In Aysan Qeyb Ka Aheyn Doorashooyinka Ka Socda Muqdisho Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa sheegtay inaysna shaqo ku laheyn doorashooyinka ka socda Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa Qaramada midoobay, Midawga Afrika iyo wadamada Caalamka loogu sheegay inaysan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cali Ismaaciil “ Waxaan Diyaar U Nahay Garabsiinta Kooxaha iyo Xulka Qaranka Kubadcag yaraha Soomaaliya” Guddoomiye ku xigeenka ahna madaxa suuq-geynta shirkadda Rakaab mudane Cali Ismaaciil ayaa kooxda Kubadcag yaraha ee Halgan u balanqaaday in ay garab Istaagi doonaan ilaa ay ka noqdaan horyaalka heerka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- Qaraxa Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Marka Wararka naga soo gaarayo magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in goordhaw magaalada ka dhacay Qarax xooggan. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay gudaha gaarish…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sudan: Haraadiga Nidaamkii Hore Al-Bashiir Waxay Damacsanaayeen In Ay Afgambiyaan Dimuqraadiyadda Dowladda Sudan ayaa shaacisay in Afgambigii dhicisoobay ee shalay ka dhacay caasimadda dalka ee Khartum in ay ka dambeyeen ciidamo taageersan madaxweynihii hore ee talada dalkaasi laga tuuray Cumar Al-Bashiir.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalka Doorashada Senatorada Aqalka Sare Somaliland Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada Aqalka sare ee Somaliland. Jadwalka ayaa lagu sheegay in shaahado bixinta iyo diiwaan gelinta musharixiinta ay dhici doobto maalmaha Khamiista iyo Sabtida…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Halgan Oo Dhiirigelisay Ciyaartooyda Iyo macallimiinteeda Kooxda Kubadcag yaraha Halgan ee ka dhisan degmada Hodan ayaa dhiirigelisay ciyaartooyda iyo macallimiinteeda, waxaana xafladan dhiirigelinta kooxda Halgan ka soo qeyb galay madax ka socotay Xiriirka kubadcag yaraha Soomaaliya,mas’uuliyeenta…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqalka sare Somaliland: Xaashi oo Kursi Loo Xiray, Dubbe, Iidle iyo Samatar oo Markii ugu Horeysay Kusoo Baxay Waxaa goordhow lasoo saaray liiska aqalka saree e Somaliland iyada oo lagu soo daray dad cusub, waxaana ka muuqato in liiskan uu ka tarjumayo heshiiska guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Liiska Musharixiinta Aqalkan Sare Somalilad Oo La Shaaciyay Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa si wada jir ah u shaaciyay Liiska Kuraasta Aqalka sare Gobalada Waqooyi. Labada Mas’uul…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isku Day Afgambi Oo Ka Socda Khartoum Sudan! Isku day afgambi oo ka dhacay “Khartoum” ayaa “fashilmay” subaxnimadii hore ee Talaadada, TV-ga dowladda Suudaan ayaa sidaa baahiyay, iyadoo dadka ugu baaqday inay iska celiyaan kuwa wada Afgambiga. “Waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga TPLF Oo Soo Bandhigtay Fadeexad Ka Dhan Ah Itoobiya, Kadib Adeegsiga Sawirada Ciidamada Uzbekistan Ciidamada Jabhadda TPLF ayaa beeniyay sawiro iyo warar ay baahisay dowladda Itoobiya kuwaas oo lagu sheegay in ay Ciidamada Dowladda ay weerareen deegaanada Debark iyo Dabat oo ay ku sugan…