2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Faray In Si Deg-Deg Ah Loo Xaliyo Khilaafka Rooble iyo Farmaajo Xoghayaha arrimaha dibadda dowladda Mareykanka Antony Blinken ayaa bayaan uu soo saaray ugu baaqay in si deg deg ah loo xaliyo khilaafka ka dhex taagan hogaanka Villa Soomaaliya. Qoraalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka ‘’ Covid-19 ayaa mar kale ka dillaacay Soomaaliya ‘’ Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka uuwajahayo mowjada seddaxaad ee xanuunka COVID-19 oo markale soo laba kacleeyay. Wasaaradda ma aysan shaacin ayaa xaqiijin nooca viruska ee hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fahad Yaasiin Oo Kamid Ah Dadka Lagu Tuhunsan yahay Kiiska Ikraan Tahliil oo Muqdisho soo gaaray Taliyihii Haya’adda sugida Qaranka ee shaqada laga eryay Fahad Yaasiin ayaa saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Fahad Yaasiin oo loo haysto Kiiska Ikraan Tahliil…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ICJ Oo Muddeysay Goorta Ay Ku Dhawaaqeyso Kiiska Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee magaceeda loosoo gaabiyo ICJ, ayaa shaacisay waqtiga ay ku dhawaaqeyso kiiska dacwadda muran badeedka dalkeenna kala dhaxeeyo Kenya. ICJ ayaa sheegtay in bartamaha bisha soo socota…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Dowlad Gobaleedyada Oo Baaqday, Akhriso Sababta Wararka naga soo gaarayo magaalada Garowe ee xarunta u ah maamulka Puntland ayaa sheegaya in uu baaqday shirka wadatashiga dowladyada dalka oo maalinta beri ah lagu waday in Garowe uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Jowhar Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto Laba kursi oo qeyb ka ah kuraasta Aqalka sare Hirshabeelle uu ku BJFS. Doorashada Kuraastaan dhiman…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senetor Xasan Iidow Oo Kusoo Baxay Aqalka Sare Ee Hirshabeelle. Xasan Iidow Muxumad Kobac ayaa kusoo baxay kursiga 6aad ee Aqalka sare ku matalaya dowlad goboleedka Hir-shabeelle. Waxa uu ka guulaystay Musharax Cabdinuur Fareey kadib markii uu tanaasulay Ex sanetor…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hannaanka Doorashada Aqalka Sare Ee Gobolada Waqooyi Oo Lasoo Saaray Gudoomiyaha aqalka sare BFS Cabdi Xaashi Iyo Ra’isul wasaare ku xigeenka Mahdi Guuled ayaa soo saaray Hannanka loo marayo Doorashada aqalka sare ee Gobolada Waqooyi(Soomaaliland). Waxana Qeyb ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Jabriil Xasan Fariid “Waan Ku Faraxsanahay Ku Soo Laabashada Heegan” Kabtankii hore kooxda Heegan Jabriil Xasan Fariid ayaa dib ugu laabtay kooxdiiisa sida lagu shaaciyay boga naadiga Heegan, wuxuuna laacib Jabriil Xasan Fariid sanadihii la soo dhaafay ka mid ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaro Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Buulo-burde Wararka naga soo gaarayo degmada Buulaburte ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax miinada nooca dhulka lagu aaso ah lagu bur buriyay qeybta nasiinada ee garoonka diyaaradaha degmada. Qaraxa ayaa…