1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore Ee Aljeeriya Cabdicasiis Bouteflika Oo Geeriyooday. Telefishinka Qaranka Aljeeriya ayaa Shaaciyay geerida madaxweynihii hore ee dalkaas, Cabdicasiis Bouteflika, isagoo 84 jir ah. Mr Bouteflika ayaa ahaa madaxweynihii toddobaad ee dalkaas tan iyo markii uu xorriyadda ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEG DEG: Beesha Caalamka oo War-Saxaafadeed Wadajir ah kasoo saartay Khilaafka u Dhexeeya Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble. Muqdisho, 17 Sebtembar 2021 – Iyadoo dadka Soomalaiyeed ay xusayaan sannad-guuradii 1aad ee kasoo wareegtay Heshiiskii 17kii Sebteembar, ayaa saaxiibbada beesha caalamka* waxay aad uga walaacsanyihiin in khilaafka sii kordhaya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Djibouti: Diyaaradda Uu Fahad Lasocday, iyo Rakaabka Saaran Dib Ayaa Loogu Celin Turkiga. Maxamuud Yuusuf wasiirka arrimaha dibadda Djibouti ayaa waxaa uu sheegay in diyaaradda Turkish Airline aaney Muqdisho iman sababo la xiriira cilad heshay. Wasiir Yuusuf ayaa wararka ku saabsan Fahad Yaasiin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Villa Somalia:- Fahad Yasiin Waxa Xannibtay Jabuuti. Madaxweynihii hore oo Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa usoo saaray war qoraal ah oo uu ku sheegayo inuu ka xunyahay xannibaad Jabuuti loogu gaystay Agaasimhii hore ee NISA, Fahad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baashiir Raage oo Geeriyoodey, Akhriso Taariikhda Afkiisa Laga Qoray Waxaa maanta ku geeriyooday caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ganacsadaha caanka ahaa iyo hoggaamiye kooxeedkii hore Bashiir Raage Shiiraar kaas oo la sheegay inuu wadnaha istaagay. Haddaba, Bashiir Raage Shiraar waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta:- Farmaajo Waa In Loo Aqoonsada Qaswade! Golaha Midawga Mudharixiinta ayaa soo saaray war qoraal ah ay kaga jawaabayaan wareegtadii 16 septemper kasi baxday Villa Somalia taa oo lagu sheegay in lagu dhimay Awoodaha Ra’iisul Wasaaraha. …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul wasaare Rooble Oo Baabi’iyey Sharciyada Farmaajo ee Kala-guurka, Uguna Baqay Beesha Caalamka Iney La Socdaan Qaskiisa Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble oo ka jawaabayey qoraalka uu Farmaajo shaqada uga hakiyey ayaa sheegay in Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhamaaday aanu xaq u laheyn inuu sidaasi sameeyo isaga oo…
7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul wasaare Rooble oo Baabi’iyey Sharciyada Farmaajo ee Kala-guurka, Uguna Baqay Beesha Caalamka Iney La Socdaan Qaskiisa Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble oo ka jawaabayey qoraalka uu Farmaajo shaqada uga hakiyey ayaa sheegay in Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhamaaday aanu xaq u laheyn inuu sidaasi sameeyo isaga oo…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Sheegay in Rooble Ka Hakiyey Awoodaha, Abuurana Qas Siyaasi iyo Ismiidaamin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u muuqda mid ugu daray xaaladda dalka, isaga oo soo saaray qoraal kale oo qas siyaasadeed iyo ismiidaamin ah. Farmaajo oo raísul…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Lakulmay Mahdi Iyo Cabdixaashi. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddodomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed. Kulankan ayaa sida…