1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Markale Faray Hogaanka Villa Soomaaliya In Aan La Carqaladeeyn Kiiska Ikraan Tahliil Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray kaga jawaabay wareegto ka soo baxday xafiiska Farmaajo Rooble ayaa ka digay in la qaado talaabbo lagu carqaladeynayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Muuse Suudi Oo Markale Loo Doortay Senator Ka Tirsan Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu soo gaba gabeyay doorashada kursiga koowaad ee Aqalka sare BJFS. Kursigaan oo ay kuwada tartameen musharixiin gaareysa illa Afar musharax,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Musharixiinta La Kulmay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay xubnaha Midawga Musharixiinta. Kulanka Rooble iyo Musharixiinta ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweynayaashii hore ee dalka iyo xubno ka tirsan Siyaasiyiinta Mucaaradka.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Saacid Xuseen Cabdi “Hiigsigeenu Waa In Aan Fursad Siinaa Shan Milyan Oo Dhalinyarada Soomaaliyeed” Guddoomiyaha tartamada Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadcag yaraha mudane Saacid Xuseen Cabdi , sidoo kalane ah Guddoomiyaha isboortiga Degamda Warta Nabada ee Gobolka Banaadir ayaa Goobjoog kala hadlay arrimo badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Saaka Jowhar Ka Bilaabmeysa Waxaa saaka magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu wadaa in ay ka bilaabato doorashada kuraasta Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Hoolka weyn ee baarlamaanka Hirshabeelle oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Guddiga FEIT Kala Hadlay Howlaha Doorashooyinka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay xubnaha guddiga doorashooyinka Heer federaal. Rooble ayaa warbixin ku aaddan halka ay marayaan howlaha doorashada ka dhageystay xubnaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaali Maxamuud:- Amarka Lagu Afduubtay Ikraan Waxa Bixiyay Farmaajo. Qaali Maxamuud Guhaad oo ah Hooyada sarkaalad ikraan Tahliil ayaa si kulul uga jawaabtay Guddiga uu Farmaajo usaaray kiiska gabadheeda, waxa ayna sheegtay in is hortaagidda Cadaaladda ee farmaajo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Kuwii La Tahunsanaa Qeyb Uga Dhigay Baarista Kiiska Ikraan. Arrintan ayaa u muuqato marin habaabinta cadaalad u helidda kiiska dilka ahaa ee Ikraan Tahliil, Farmaajo ayaa NISA oo la tuhunsanaa ku daray kuwa soo baaraya kiiska Ikraan Xeer Ilaaliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble Oo Lakulmay Hay’daha Maaliyadda Dalka. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya waajibaadkiisa korjoogreynta, la xisaabtanka iyo xiriirinta shaqooyinka hay’adaha dowladda ayaa kulan la yeeshay hay’adaha maaliyadda dalka sida Wasaaradda Maaliyadda,Bangiga dhexe…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Abuukar Xasan “Waxaan Guul Ka Gaarnay Dalka iyo dibadda” Guddoomiye ku xigeenka Xiriirka Kubadcag yaraha Soomaaliya mudane Abuukar Xasan Yuusuf ayaa sheegay in doorashooda ka dib ay gaareen guulo waaweyn oo dhinaca gudaha dalka iyo dibadiisa,wuxuuna u mahadceliyay cid…