2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tababare Maxamed Cabdulle Farayare “Horomar Weyn Ayaan Ka Geysan Doonaan Kooxda Kubbadda Cagta Raadsan” Tababarihii hore Xulalka Qaranka Soomaaliya Maxamed Cabdulle Farayare ayaa qabtay shaqada kooxda kubbadda cagta Raadsan oo ka ciyaarta horyaalka Somalia Premier League, waxayna maamulka kooxda talaabadan ku sheegeen guul weyn…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan Cabdulle “Waa Nasiib Darro In Warbaahinta Ay Ka Maqnaadaan Dhacdooyinka Minifootboolka” Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Minifootboolka mudane Xaaji Aadan Cabdulle Mahdi ayaa fariin adag u diray warbaahinta Ciyaaraha gudaha, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in aysan bulshada la wadaagin horomarka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya: Sheegashada Falaagada Ee Ka Bixitaanka Canfarta Taasi Run Ma Ahan Ciidamadeenna Ayaa Ka Saaray Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamada difaacada Tigrayga dagaal looga soo saaray gobalka ay dagaan Canfarta. War ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shahaado Bixinta Musharixiinta Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Maanta La Soo Gaba Gabeynayo Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu soo gaba gabeynaya diiwaan gelinta iyo shahaado siinta musharixiinta Aqalka Sare ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Dadaallo Xal Loogu Raadinayo Hogaanka Villa Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Socda Waxaa magaalada Muqdisho ka socda Muqdisho ka socda dadaalo xal loogu raadinaayo khilaafka ka dhex taagan labada xafiis ee ugu sareyso dalka. Dadaaaladaan oo ay hor kacayaan madaxweynayaashada dowlad gobaleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Guddoomiye Mursal Ku Eedeyay In Carqaladeeynayo Dadaalada Ra’iisul Wasaare Rooble Golaha midawga Musharixiinta ayaa gudoomiya golaha shacabka baarlamaankii 10-aad ku eedeyay in uu carqaladeynayo geddi socodka dadaalada doorashooyinka iyo maamulka Amniga ee ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble. War-saxaafadeed ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqtaar Maxamed Cuti “Waan Soo Dhawaynaa horoamrka Iyo Guulaha Xiriirka Minifootboolka Soomaaliya” Tartanka ay iska kaashaadeen Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya iyo Xiriirka Minifootboolka ayaa lagu soo gabagabeeyaya magaalada Muqdisho, waxaana tartankan ka qeyb gala ilaa afar naadi oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Iyo Rooble Yaa Leh Awoodda Xil Ka Qaadista Wasiirada Ra’isul wasaaraha Ayaa Leh Xaqa Magacaabista iyo Ceyrinta Wasiirrada Sida ku xusan qodibka 100-aad ee dastuurka KMG ah, ra’isul wasaaraha ayaa leh xaqa magacaabista iyo ceyrinta wasiirada. Qodobkan dastuuriga ah,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Ka Soo Horjeestay Xilka Qaadista Wasiirki Amniga Madaxweynaha Mudda xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sharci darro ku tilmaamay xil ma qaadisti lagu sameeyay wasiirki Amniga Xukuumadda Rooble. Farmaajo ayaa sheegay in aan loo marin hanaan sharci…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Kulan La Qaatay Safiirada Beesha Caalamka Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen xaaladda dalka gaar ahaan arrimaha taagan ee…