1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Guudlaawe Oo Lagu Wado In Uu Shaaciyo Liiska Aqalka Sare Ee Hirshabeelle Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa lagu wada in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo liiska Musharixiinta Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle ku matali doona Baarlamaanka 11-aad.…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Keenay in Soomaalida Soo Dhoweyso Ceyrinta Fahad Yaasiin? Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo labada ugu da’da weyn 5-ta dowlad goboleed ee jirta ayaa soo dhoweeyey ceyrinta madaxii hore ee basaasiinta Fahad Yaasiin, iyaga oo ra’isul wasaare Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan “ Waxaan Diyaar U Nahay In Aan La Shaqayno Wasaaradda Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya” Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya iyo Xiriirka Kubadcag yaraha oo iska kaashanaya ayaa magaalada Muqdisho ka furay tartan u dhaxeeya afar koox oo ka mid ah naadiyada u diiwaangashan Xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah-faahinno Ka Soo Baxayo Dagaal Laba Maleeyshiyo Beeleed Ku Dhex Maray G.Hiiraan Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal laba maleeyshiyo beeleed oo wada daga gobalka Hiiraan ku dhex maray deegaanka Kabxanleey oo dhanka Waqooyi ka xiga magaalada Baladweyne. Dagaalka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Oo Soo Dhaweysay Go’ankii Rooble Xilka Uu Kaga Qaaday Taliyihii Hore NISA Maamulka Puntland ayaa soo dhaweyay go’aanka ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble uu xilka kaga qaaday taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasin Xaaji Daahir. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Kulama La Qaatay Hogaanka Ciidamada Iyo Garsoorka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ahaa kulama kala gedisan la qaatay Hogaanka qeybaha kala duwan ciidamada dalka iyo Maxkamadda ciidamada Qalabka sida. Rooble ayaa kulanka hore fiidnimadii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxamed Rooyal Oo Ka Mid Ahaa Dhalinyaro Dibaxayey Oo La Xiray Maxamed ayaa ka mid ahaa dhalinyaro boqolaal ah oo ku dibadbaxayey agagaarka Banaadir ee degmada Hodan. Booliiska ayaa la sheegayaa in Maxamed ay ka wateen goobta kadibna ay qaateen, lama…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Soo Dhaweysay Go’ankii Roble Xilka Kaga Qaaday Fahad Yaasiin Maamul goboleedka jubalaand ayaa tageeray taallabadii rooble uu xilka kaga qaaday taliyihii NISA ee Fahad yaasiin. Jubbaland ayaa sheegtay in go’aanka Rooble uu xilka kaga qaaday Fahad Yaasiin, ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweyay Go’aankii Xilka Looga Qaaday Fahad Yaasiin Golaha midawga musharixiinta ayaa soo dhaweyay go’aanka Ra’iisul wasaaraha dalka Xilka uu kaga qaaday Taliyihii nabad sugidda qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Midawga musharixiinta ayaa sheegay in ay go’aanka ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Ka Horyimid Xilka Qaadista Fahad Yaasiin Madaxweynaha Mudda xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka hor yimid xil ka qaadis Ra’iisul wasaaraha dalka uu ku sameyay Taliyaha NISA Fahad Yaasiin. Farmaajo ayaa wareegte uu soo saaray…