1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalka Doorashada Oo Markale Dib Loo Dhigay Guddiga hirgelinta doorashooyinka ayaa soo saaray markale jadwal cusub oo lagu qabanayo doorashooyinka Golaha Shacabka. Jadwalka ay guddiga soo saareen ayaa lagu sheegay in ay bilaabaneyso doorashada Golaha Shacabka 1…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble : Warbixinta NISA Ma Ahan Mid Lagu Qanci Karo Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay kiiska Ikraan Tahaliil Faarax ayaa sheegay in aan lagu qanci karin xogtii Hay’adda Nabad Sugidda, isagoo faray Agaasimaha NISA in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sooyaalka Kiiska Ikraan Tahliil iyo Halka Uu Ku Dambeyn Doono! Shaacinta geerida ikraan Tahliil Faarax oo aheyd NISA, lana la’aa 2 bil ayaa noqotay hadalheynta Soomaaliya, iyada oo la dalbanayo in cadaalad loo helo. Inkasta oo aaney ka hadlin xukuumadda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Musharixiinta Iyo Majmaca Culimada Oo Si Kulul Uga Hadlay Kiiska Ikraan Tahliil Waxaa weli muran xooggan uu ka taagan yahay sida ay dowladda uga hadashay kiiska Ikraan Tahliil oo horay waalidiinteeda ay u sheegen in ay ku maqan tahay gacanta Hay’adda nabad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Safiirkii Hore Ee Soomaaliya U Fadhisay Dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia Oo Geeriyootay Allaah u naxariisto waxaa goordhaw dalka Canada ku geeriyooday safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhisay dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia, Faadumo Maxamed Eenoow. Faaduma Eenoow ayaa Soomaaliya safiir uga aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Dagaal Ka Socda Afghanistan Dooxada Panjshir ee dhacda waqooyi bari dalka Afghanistan ayaa laga soo warinaya in ay ka socdaan dagaallo u dhaxeeya Taliban iyo kooxda iska caabinta ee gobalkaas maamusha. Sarkaal u hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah-Faahinno Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaya Xildhibaano Xalay Lagu Weeraray Jowhar Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya bambo gacmeed lagu weeraray guri ay ku sugnaayeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Inta la xaqiijiyay Saddex xildhibaan oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Alshabaab oo Iska Fogeeyey Eedda Dilka Kiraan Xarakada Alshabaab ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay ka beensheegtay eedda la xiriirta dilka Ikraan. Qoraal ay soo daabaceen Al-shabaab ayeey ku sheegen in ay tahay wax aad ay ula…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan iyo Ra’isul Wasaare Cumar Cabdirashid oo Dalbaday in Baaris Madaxbannaan Lagu Sameeyo Dilka Ikraan Madaxweeynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaah u naxariistee Ikraan Tahliil oo aheyd sarkaal ka tirsan Hay’adda NISA. Xasan Sheikh ayaa sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Ikraan Tahliil Ay Dileen Ururka Al-shabaab Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay kiiska Ikraan Tahliil oo horay loo sheegay in ay ku maqan tahay gacanta Taliska NISA. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in kadib baaritaanno ay sameeyen ay…