2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Mahad Salaad: Qorshaha Khaarijinta Ikraan Tahiil Waxaa Leh Fahad Yaasiin Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegay in Fahad Yaasiin oo ah madaxa basaasiinta Soomaaliya iyo Kulane Jiis ay mas’uul ka ahaayeen qorshaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble: Siyaasiyiinta Magaalada Noo Faarujiya Doorashadi Waa Bilaabatay Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble oo goordhaw shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in dhamaan khilaafyadi la soo gaba gabeyay dalkana doorashada ay ka bilaabatay. “Shacabka Soomaaliyeedoow Ducadiinii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo La Wareegtay Qalabki Doorashada Guddiga doorashooyinka ku matalaya dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa si rasmi ah maanta ula wareegay qalabka loogu tala galay in lagu qabto doorashada Aqalka Sare. Xafiiska UNSOM ee magaalada Kismaayo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo La Kulmay Guddiga Dib U Hishiisiinta Gobalka Gedo Guddiga dib u hishiisiinta gobalka Gedo ayaa maanta ra’iisul wasaare Rooble ku wareejiyay warbixintii ay ka soo diyaariyeen gobalka. Xubnaha guddiga oo ay hor boodayaan Wasiirada Arrimaha gudaha dowlad gobaleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg: Diyaarad Rakaab Sidday Oo Ku soo Dhacday Ceelwaaq Wararka naga soo gaarayo magaalada Ceelwaaq ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in goordhaw garoonka diyaaradaha magaalada Ceelwaaq ay ku soo dhaacday diyaarad sidday dad rakaab ah , Diyaaraddaan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Habraaca Doorashada Aqalka Sare Oo La Soo Saaray Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray habraaca doorashada aqalka sare oo lagu wado in muddo shan maalin kadib ah dalka ka bilaabato. Hoos Ka akhriso shuruudaha iyo habraacyada leyska…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug oo shacabka Galkacyo la tukaday salaadda Ciidda. Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa saakay magaalada Galkacyo kula tukaday qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Galkacyo. Madaxweynaha ayaa salaadda ka dib hambalyada Ciidul Adxaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ethopia oo Buuxisay Biyo Xireenka Xilli Aan wax heshiis ah Laga Gaarin. TV-ga Dawladda Ethiopia ayaa haadda shaaciyay in la dhamaystiray buuxintii labaad ee biyo xidheenka webiga niil. Wejiga labaad ee biya xireenka ayeey dowladdu sheegtay in uu sii socon doono .…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Camaara oo Labo Dhinac Weerar uga Socdo, Akhriso Wararka Dagaalka Qeycad iyo Qod-qod Dagaal u dhaxeeya ciidamada Galmudug iyo kuwa Faderaalka oo is garabsanaya iyo Alshabaab ayaa hadda ka socda deegaanka Qeycad oo udhaxeeya Bacaadweyn iyo Shabeelow. Warar ay heshay Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Oo Holwgalo Ay Ka Fuliyeen Jubbada Hoose Ku Dilay Xubna Ka Tirsan Al-shabaab Ururka 5-aad, Guutada 16aad ee Ciidamada xoogga dalka ayaa howl gallo qorsheysan oo ay ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalka jubada hoose, waxa ay ku burburiyeen fariisimo ururka al-shabaab ay…