1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Oo Howl-gallo Amni Ka Fuliyay Deeganno Hoostaga Gobalka Galgaduud Ciidamada xoogga dalka ayaa 24-saac ee la soo dhaafay waxa ay howl-gallo amniga lagu xaqiijinayo ka fuliyeen deegaanada Miir-dugul, Xirsi-fiin, iyo Bulacle oo katirsan gobolka Galguduud. Howl-galladaan ayaa waxaa iska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Meydadka Carruur La’weysanaa Oo Laga Helay Wabiga Beledweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka hiiraan ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saaka wabiga magaalada laga soo saaray meydadka laba wiil oo dhalinyaro. Labada wiil ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Dib U Hishiinta Gobalka Gedo Oo Xal Ka Gaaray Arrinta Gobalka Guddiga dowladda soomaaliya u xilsaartay dib u heshiisiinta gobalka Gedo ayaa magaalada garbahaarrey ku soo gaba gabeyay howlaha dib u hishiisnta arrinta gobalka Gedo. Xubnaha guddigan oo uu hor boodayay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Gaashaanka U Daruurtay War Ka Soo Baxay Midawga Afrika Dowladda Soomaaliya ay si adag uga hor timid warbixin ay soo saareen guddiga madaxa banaan ee qiimeynta midawga Afrika. Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Mocalimuu ayaa sheegay in dowladda ay si…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Guddiga Mas’uulka Ka Ah Doorashada Aqalka Oo La Diyaariyay Maamulka Jubbaland ayaa goordhaw magacabaay xubnaha guddiga doorashooyinka Jubbaland ee qabanaya doorashada Aqalka Sare. Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa magacabay guddigaan oo ka kooban 9 xubnood…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abiy Axmed oo Isku Diyaarinya Guluf Hor Leh Waxaa weli socda dagaaladii u dhaxeeyey ciidanka Faderaalka iyo xoogaga “Jabhadda Xoreynta Tigreyga” xilli, Itoobiyana ay daaha ka qaaday abaabulka ciidamadeeda gaarka ah iyada u diyaar garoobeysa in ay TPLF…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Ku Dhintay Fatahaado Ku Dhuftay Dalka Jarmalka. Inkabadan 85 qof ayaa dhimatay kadib markii fatahaado ay ku dhufteen gobalada NRW iyo RLP ee dalka Jarmalka. Fatahada ayaa sidoo kale bur bur xooggaan u geeystay dhamaan deeganada gobaladaas…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 8 Maalin Kahor Doorashada: Baarlamaannada Galmudug iyo Hirshabelle oo Fasax ah, Somaliland oo is-diiddan! Siddeed maalin uun ayaa ka hartay doorashada aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya sidaasi ay tahay ma jirto ififaalo arrimo doorasho la xiriira, oo waxaana fasax ku maqan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Siyaasinta Somaliland Oo Ku Baaqay In La Mideeyo Labada Guddi Ee Doorashada Qaar ka mid ah siyaasiyiinta musharixiinta ah ee ka soo jeeda Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxa ay kaga hadleen xaaladda cakiran ee arrinta Somaliland. Siyaasiyiinta ayaa sheegay inkabadan…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug sii Xasilayso: Miisaaniyadda ayaa korortay ku dhowaad 60% sanadkan 2021 Qore: Maxamed Cabdimalik Dabayaaqadii bishii Juun, dowladda Galmudug waxay soo bandhigtay miisaaniyadda sanadka 2021 oo gaareysa US$ 27 milyan oo doollar. Miisaaniyaddani oo ahayd tii ugu badanayd abid, ayaa u…