2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Miisaaniyadda Galmudug ee 2021/22 Waa $27 million, Akhriso Faahfaahinta! Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye ayaa waxaa uu saxiixay miisaaniyadda dowlad gobleedka Galmudug ee 2021/22. Miisaaniyad sanadeedka oo gaareysa $27 million ayuu baarlamaanka maamulkaasi anisixyey June 24, 2021 halka uu haatan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Tuuggii Imaamka Ahaa Oo Lagu Xukumay 10-sano Oo Xabsi Ciidan Ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa maanta xukun xabsi ah ku ridday laba nin oo loo heystay in ay dhac ka geysanayeen magaalada Muqdisho. Raggan oo ay dacwadoodu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Jubbaland oo Digniin U Diray Odayaasha Dhaqanka Ee Deeganadaas Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa uga digtay Odayaasha dhaqanka ee ka qeyb qaadanaya arrimaha doorashooyinka in ay xiriir la sameeyaan ururka Al-shabaab. Shir looga hadlayay amniga oo uu shir guddoominayay madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ugu Yaraan 4 Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika Rabshado ka dhashay xarigii loo geystay madaxweynihii hore ee dalka Koonfur afrika Jocab Zuma ayaa maalintii shanaad ka soconaya gudaha dalkaas. Taageerayaasha Zuma ayaa dhigaya banaanbaxyo ay ku dalbanayaan in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Liiska Dhameystiran ee Guddiyada Doorashada SIET ee Dowlad Goboleedyada, Banaadir iyo Somaliland Guddiga doorashada dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa maanta magaalada Muqdisho ku doortay guddoonka SIET-ka. Guddoomiyaha guddiga doorashada hirshabeelle ee SIET ayaa loo doortay Axmed Xasan Diini, oo ka mid ah guddiga…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dood: Sare u qaadista hufnaanta Hanaanka Doorashada iyo sida looga hortagi karo khilaafadka Doorashada Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay dood cilmiyeed ay si wadajir ah u soo agaasimeen EISA iyo Goobjoog News ayaa looga hadlay kor uqaadista hufnaanta hanaanka doorashada iyo khilaafadyada dhaca xilliyada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gedo: Axmed Madoobe Wax Xiriir Ah Nagama Dhaxeeyo Dadka Reer Jubbaland Waa Ay Ka Tashadeen Maamulka gobalka Gedo ayaa sheegay in aysan wax wada shaqeyn ah kala dhaxeyn maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam, isla markanaa ay sugayaan inta uu ka dhamaanayo mudda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Jooga Jubbaland, Odeyaal Xirxiran iyo Mas’uuliyiin Laga Kala Celiyey Kismaayo iyo Garbahaarey Iyada oo ra’isul wasaare Maxamed Rooble uu haatan ku sugan yahay Jubbaland isla markaana uu booqasho ku tagay Kismaayo iyo Garbahaarey ayaa waxaa muuqato in kalsooni darrada labada magaalo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Reer Waqooyi oo Yeeshay Labo Guddoon oo SEIT ah, Akhriso Sababta! Saacadihii lasoo dhaafay waxaa cirka isku shareeray xiisadda doorashada guddiga doorashada SIET ee reer waqootiga ee ka dhacaysay caasimadda Muqdisho. Arrintan ayaa timid kadib markii sabtidii garabka ra’isul wasaare ku-xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya: Abiy Ahmed Oo Codad Aqlabiyad Leh Ku Guuleystay Ra’iisul wasaaraaha dalka Itoobiya Abiy Ahmed iyo xisbigiisa ayaa si aqlabiyad leh ugu guuleystay kuraasta baarlamaanka doorashadii Itoobiya ka dhacday sanadkaan. Abiy, oo ka hadlay guusha xisbigiisa uu ka soo…