2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Macluumaad Ku Saabsan Doorashada Itoobiya, Codeynta, Kuraasta, Gobollada iyo Korjoogeyaasha Itoobiya ayaa todobaadkan waxaa ka dhaceysa doorasho guud oo lagu dooranayo mudanayaasha baarlamaanka iyo ra’isul wasaaraha. Doorashada oo ah midda 6-aad muddo 30 sano ah, dalka ay tirade dadkiisu gaarayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mooge Oo Loo Doortay Maayarka Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge oo ka mid ah musharixiintii ku soo guuleysatay doorashada golaha deegaanka ee gobalka maroodi-jeex ayaa maanta loo doortay maayarka hargeyso. Mooge ayaa ku soo baxay codad kor…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog: Labo Mas’uul oo Ka Tirsan Hey’adda Qaxootiga Qaranka oo Weli Ku Jira Guddiga Doorashada Dadban Inkasta oo midowga musharaxiinta ay xafiiska ra’isul wasaare Rooble u gudbiyeen 67 qof oo ka tirsanaa guddiga lagu muransanaa ee doorashada dadbanaa, codsadeyna in la saaro kuwa lagu helo iney…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Siyaasiyiinta Somaliland Oo Farmaajo In Fara-gelin Ku Haayo Magacaabista Guddiyada Doorashada Golaha siyaasiyiniita Somaliland ayaa sheegay in madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday Farmaajo uu welli fara gelin ku haayo magacaabista xubanaha guddiga doorashooyinka Somaliland . Siyaasiyiinta ayaa sheegay in ay walaac ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah-faahinno Ka Soo Baxaya Dab Kacay Xaafadda Black-sea ee Degmada Hodan Wararka naga soo gaarayo degmada Hodan ayaa sheegaya in uu goordhaweyd uu dab ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla agagaarka isgoyska Black-sea . Dabka ayaa sidoo kale waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mayarka Ceerigaabo iyo Ku-xigeenkiisa Oo La Doortay Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa markale ku guuleystay in uu noqdo maayarka magaalada Ceerigaabo, kadib doorasho maanta ka dhacday magaaladaas. Ismaaciil ayaa muddo dhowr iyo labaatan sano mayar ka ah magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isreal Oo Markale Weerartay Gaza Xukuumadd Isreal ayaa markale werar ku qaadday marinka Qaza kadib muddo ay xabad joojin ka dhaqan gashay marinka . Maamulka yahuudda ayaa sheegay in ay ka jawaabeen kadib duqeymo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Rooble ugu Baaqay In Uu Wax Ka Baddalo Guddiga Loo Saaray Baaritaanka Carruurta Tababarka Loogu Qaaday Eritrea Midawga musharixiinta ayaa soo dhaweeyay go’aanka ra’iisul wasaaraha dalka uu guddi ugu saaray waalidiintooda carruurta tababarka loo qaday dalka Eritrea. Golaha ayaa sidoo kale ugu baaqay in ra’iisul wasaaraha uu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxey Ka Wadahadleen Biden iyo Erdoğan Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xaqiijiyay inuu kulan “wanaagsan oo miro dhal ah” la yeeshay dhigiisa Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, isagoo muujiyay sida uu ugu kalsoon yahay in labada dhinac…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Safarkiisa Ugu Dambeyay Ugu Baxaya Antalya Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saacadaha soo socda u duulaya dalka Turkiga isaga oo ka qeyb galaya shir looga hadlaya diblomaasiyadda. Shirkan oo ka dhacaya magaalada Mediterranean-ka…