1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuse Biixi oo La Kulmay Guddigii Doorashooyinka Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan mahadnaq ah la qaatay Toddobada xubnood ee guddida Doorashooyinka Somaliland oo ka hirgeliyey doorashadii Dhawaan ka qabsoontay deegaanada Somaliland . Madaxweyne Muuse…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble “Xasan Cali Kheyre iyo Farmaajo Haddii ay Tartamayaan Waa ay ii Simman yihiin” <span;>Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in dalka xilligaan u u jiheystay doorasho loona baahan yahay in cadaalad la helo. <span;>Rooble oo qaar ka mid ah dadka shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Soomaaliya Oo Ka qeybgalaysa Tartanka Qaarada African Minifootball Xiriirka Kubbad Cagyaraha Soomaliya ee Somali Minifootball Association wuxuu ka mid yahay xiriirada ku soo kordhay caalamka,waxaana Soomaaliya laga aas aasay sanadii 2015,iyadoo guddoomiyihii ugu horeeyay ee Somali Minifootball Association…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saddex Qof oo Lagu Dilay Dhuusamareeb Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar lagu dilay ilaa saddex qof oo ka tirsanaa dadka deegaanka ee magaalada Dhuusamareeb, caasimadda maamul goboleedka Galmudug. Wararka qaar ayaa sheegaya in xalay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya oo Qaadday Xayiraadda Duulimaadyada Dowladda Kenya ayaa qaadday xayiraadda ay saartay diyaaradaha rakaabka Soomaalida ee aadi jiray ama ka iman jiray dalkeeda. Qoraal loo diray wasaaradda arrimaha dibadda ayaa lagu sheegay in ay muhiim…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh: Dhalinyarada Eretria Loo Qaaday, Waa La iibsaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay dhalinyaro maamulka Farmaajo u qaaday Eretria isaga oo sheegay in la iibsaday. Madaxweynaha oo ka hadlayey kulan dhalinyarada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab iyo Xoogga Dalka Oo Ku Dagaalamay Deynuunaay Dagaal qaatey Saacado ayaa Waxaa Saakay Aroortii Uu Ka dhacay Deegaanka Deynuunaay Ee Gobolka Bay oo ku yaala inta u dhaxeysa Buurhakaba iyo Baydhabo. Dagaalka ayaa waxaa ay Wararka qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Magacaabay Guddi Kala Shaqeeya Doorashada Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha dalka ayaa magacaabay Guddi Farsamo oo ka taageeraya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha arrimaha doorashooyinka. Guddigan oo ka kooban todoba xunod ayaa ra’iisul wasaaraha ka garabsiin doono…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Abshir oo Hoggaaminaya Gal Dacwadeed Lagu Baadi goobayo Caruurta uu Farmaajo u Qaaday Eritrea. Guddoomiye Abshir oo Hoggaaminaya Gal Dacwadeed Lagu Baadi goobayo Caruurta uu Farmaajo u Qaaday Eritrea. Guddoomiye ku xigeenka golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ayaa sheegay inuu go’aansaday inuu horkaco…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobey: Soomaali Tababar Loogu Qaday Eritrea ayaa Ka Dagaalantay Itoobiya Warbixin ay soo saartay qaramada Midoobey ayaa lagu ogaaday in ciidamo uu tababar ugu diray Eritrea Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, loo adeegsaday dagaallo ka dhacay gudaha Itoobiya.…