1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Oo Sheegtay In Ay Dishay Saraakiil Ajaanib Ah Oo Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howl-gal qorsheysan oo ciidamada dowaladda ay ka fuliyeen deegaan hoostaga gobalka shabeelada hoose ay ku dileen xubna ka tirsan Al-shabaab. Ciidamada dowladda ayaa howl-galkaan ka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Yare oo Ku Dhacay Tijaabada Beeshiisa, Ku Takri-fal awood iyo Ceyrin Dhalinyarada Waa Eeddiisa Tallaabo isla xisaabtan toos ah ayey dhalinyaro ka tirsan Habar-gidir oo ah beesha uu kasoo jeedo guddoomiye ku xigeenka amniga ee gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) ku sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Shilin Soomaaliga Oo Waddooyinka Lagu Soo Daadiyay . Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Garowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland ayaa hareeraha wadooyinka waaweyn ee magaalada ku soo daadiyay lacagta shilling soomaaliga . Ganacsatada ku dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo DF Ugu Baaqday In Ay Ka Jawaabto Duqeymaha Kenya Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobaleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Adan ayaa ugu baaqay dowaldda somaliya in ay wax ka qabato duqeymaha diyaaradaha kenya ka geysanayaan gobalka gedo . Shir looga tashanayay amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoggaamiyaha Boko Haram Abubakar Shekau oo Geeriyooday, Ilo Mucaaradka ah Hoggaamiyaha kooxda Islaamiyiinta ah ee Boko Haram ee dalka Nigeria Abubakar Shekau ayaa la sheegayaa inuu geeriyooday. Codad la helay ayaa sheegaya in uu is dilay hoggaamiyihii kooxda Boko Haram…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Siyaasigii Ugu Codka Badnaa Doorashada Golaha Wakiilada ? Afhayeenka xisbiga WADANI haddana ah mudane ka tirsan golaha wakiilada Somaliland Barkhad Jaamac Batuun ayaa ku guuleystay tirada codadkii ugu badnaa golaha wakiilada Somaliland, Barkhad waa garyaqaan waxa uuna ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Somaliland oo Haween Laáan ah, Akhriso Casharro Laga Bartay Doorashada Waxaa lasoo gabagabeeyey guud ahaan doorashadii golaha wakiillada Somaliland iyada oo aaney guuleysan wax haween ah. Natiijada lagu dhawaaqay 82 kursi ee golaha wakiillada dhammaan waxaa kusoo baxay rag halka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xisbiyada Mucaradka Somaliland Oo Isbaheysi Cusub Ku Dhawaaqay Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADANI ayaa ku dhawaaqay in ay sameeysteen isbaheeysi siyaasadeed . Labada Xisbi Mucaarad ee ayaa sheegay in ay isbaheeysigooda ay ku qaybsanayaan shirguddoonka Wakiillada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Xaqiijinta Oo Sheegay In Ay Saareen 34 Xubin oo Lagu Muransanaa Guddiga Ra’iisul wasaaraha dalka u xilsaaray xaqiijinta xubnaha muranka laga keenay ee guddiga doorashooyinka dalka ayaa soo saaray liiska xubna ay sheegen in ay ka saareen guddiga doorashooyinka . Rooble…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Natiijada Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Golaha Wakiilada Maroodi-jeex Guddiga doorshooyinka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday natiijada gobalka Maroodi-jeex ee golaha wakiilada iyo natiijada magaalada Hargeysa ee golaha deegaanka. Xisbiga WADANI ayaa natiijada golaha deegaanka iyo wakiilada Hargeysa iyo…