1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afisyooni: Shirki Oo La Soo Xirayo Iyo Madax Lagu Casuumay Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeynaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo muddo todobaad ah madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada uga socday Afisyooni. Shirka oo maanta…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Nuxurka Heshiiska Doorashada ee Khamiista Lagu Saxiixayo Muqdisho Waxaa Khamiista berri ah lagu wadaa in heshiiska doorashada lagu saxiixo xerada Afisyooni kadib wada hadal socday muddo todobaad ah. Shirkan oo marka laga reebo ra’isul wasaararaha, madaxda maamul goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Majaajileystaha Caanka ah Ee Sooraan Oo Geeriyooday Allaah u naxariisto Waxaa magaalada Burco goordhaw ku geeriyooday Jilaagii caanka ahaa ee ruwaayadaha Abwaan Sooraan Ismaciil Sugulle, oo muddooyinkii dambe xanuunka covid-19 la jiifay mid ka mid ah isbitaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Heshiiska Kahor, Kuraasta Somaliland waa Rajada Keliya ee Farmaajo Guddoomiyaha golaha siyaasiyiinta Somaliland ahna guddoomiyaha golaha aqalka sare iyo madasha Badbaado qaran Cabdi Xaashi ayaa ka xanaaqsan sida ra’iusl wasaare Maxamed Rooble iyo maamul goboleedyada u gacan bidxeeyeen iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay Oo Walaac Ka Muujisay Go’aan Dowladda Soomaaliya Ay Qaadatay Ergayga xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin go’aanka dowladda Soomaaliya ku diiday ergaygii midawga Afrika dhawaan u soo magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Maalinti Shanaad Muqdisho Ka Socda Waxaa maalintiisi Shanaad socda shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka , oo magaalada Muqdisho uga bilawday madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka. Shirka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Xaashi iyo Siyaasiyiinta Somaliland oo Ka Biyo-diiday Dalabka Ra’isul Wasaare Rooble Guddoomiyaha siyaasiyiinta Somaliland ahna guddoomiyaha golaha aqalka sare iyo madasha Badbaado qaran Cabdi Xaashi ayaa la sheegayaa in isaga oo siyaasiyiinta Somaliland iska diideen dalabka ra’isul wasaarae Rooble ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ka Maqnaanshiyaha Farmaajo ee Shirka Afisyooni oo Abuuray Kalsooni iyo Deganaan Maqnaanshiyaha madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa ay fududeysay in si deggan, oo tartiib ah u socdaan wada hadallada doorasha ee u dhaxeeya dowladda federaalka ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka Oo Ka Shiraya Xaaladda Soomaaliya Golaha Ammaanka Qaramada midoobay ayaa maanta kulan ka yeelaaya xaaladda Soomaaliya, iyagoo golaha ka hadli doono arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka dalka . Qaramada midoobay ayaa maanta kulankooda uga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Olalaha Doorashooyinka Somaliland Oo Maalintii Seddaxaad Galay Waxaa maalintii seddaxaad galay olalaha doorashooyinka Somaliland, xilli deeganada maamulkaasi la filayo in dadweynaha maalmaha soo socda ay u dareeraan goobaha cod bixinta . Olalaha ay sameynayaan xisbiyada siyaasadeed ee…