3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Xasan Sheekh oo Rajo Ka Muujiyey Shirka, Kuna Baaqay in La Taageero Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa soo dhaweyay shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada uga socda Afisyooni. Xasan sheikh ayaa rajo ka muujiyay shirka isagoo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsade La Weysana Oo Meydkiisa La Helay Meydka Ganacsade Soomaaliyeed oo in mudo ah la waysana ayaa laga helay tuulo banaanka ka ah Magaalada Nairobi. Ganacsadahaan oo lagu magacaabo Bashiir Maxamuud Gaboobe ayaa maydkiisa laga helay meel…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Olalaha Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Bilaabmaya Waxaa maanta deeganada Somaliland ka bilabmaya Olalaha doorashada, xisbiyada siyaasadee Ee Somaliland, iyadoo guddiga doorashada Somaliland ay shaaciyeen Jadwalka ololaha . Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay maaanta oo Axad ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Afisyooni Oo Maalintiisi Labaad Galay Waxaa maalintiisi labaad furmaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka , oo shalay magaalada Muqdisho uga bilawday madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Shirka oo uu shir guddoominayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qodobo Ajendaha Ah Oo Si Horu-dhac Ah Loogu Heshiiyay Illa iyo Afar qodob oo Ajendaha Shiraka Afisyooni ayaa la sheegaya in si horu dhac ah is afgarad uga gaareen madaxda dowladda federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka GoobJoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Ku Adkeysanaya Kaqeybgalka iyo Guddoominta Shirka Afisyooni, Akhriso Cidda Ka Diiday! Shirka doorashada ee u dhaxeeya dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ayaa lagu wadaa inuu si horudhac ah maanta furmo, iyada oo ay Muqdisho wada joogaan dhammaan maamul goboleedyada. Ra’ísul…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso : 7 Qodob Oo Noqon Doona Ajendaha Shirka Doorashada Sida ay xukuumadda Soomaaliya ku dhawaaqday waxaa maanta furmaya shirka doorashooyinka dalka oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Shirkan ayaa looga hadlaya Ajendayaal dhowr ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Maanta Furmaya Waxaa saaka oo sabti ah furmaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowald gobaleedyada dalka . Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibrahim Moalimu ayaa shaaciyay in goordhaw lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guudlaawe Oo Soo Gaaray Muqdisho Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaamiyo madaxweynaha dowal gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen . Guudlaawe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Afisyooni oo Furmi Doona Axadda, Akhriso 5 Qodob oo Ku Cusub Sida ay ogaatay Goobjoog News waxaa dib u dhacay furitaanka Shirka Doorashada ee Afisyooni iyada oo lagu wado in la bilaabo Axadda 23-ka bishan. Haddaba, Halkan ka Akhriso, 5 qodob…