1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Berri La Dhameeystirayo Bisha Ramadan Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aan dhulka Soomaaliya aanan laga arkin curashada Bisha shawaal. Xukuumadda ayaa sheegtay in berro oo Arbaca ah la dhameystirayo bisha ramadan, khamiistana ay tahay maalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sacuudiga Oo Sheegay In aan Dhulkooda laga Arkin Bisha Shawaal Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in aanan dhulkeeda laga arkin curashada bisha Soon-fur . Sacuudiga ayaana ugu baaqay umadda Muslimiinta in berri la dhameystiro 30-ka ramadaan . Qoraal ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya Oo Joojisay Dulimaadyadii Kaga Imaan Jiray Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in dhamaan ay hakisay duulimaadyadii kaga imaan jiray Soomaaliya, xilli xukuumadda Muqdisho ay iyana adkeysay xayiiradda qaadka Kenya . War-saxaafadeed kasoo baxay waaxda duulista hawada ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qudus: Khasaaro Ka Dhashay Gabood Fallada Isreal ee Masjidka Al-Aqsa Ugu yaraan 20 qof oo ay ku jiraan sagaal carruur ah – ayaa lagu dilay duqeymo xagga cirka ah oo ciidamada Yahuudda ay ku qaadeen Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa halka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Oo Ka Hadashay Keenista Qaadka Miirooga Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay warar sheegaya in dalka la keenayo Qaadka dalka Kenya ee Miirooga loo yaqaano . Qoraal ka soo baxay Hay’aadda duulista Rayidka ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa looga Hadlay kulanka Sheikh Shariif iyo Xasan Sheikh Madaxweynayaashi hore ee dalka Sheikh shariif Sheikh Axmed iyo Xasana sheikh Maxamuud ayaa kulan xalay ku yeeshay magaalada Muqdisho . Labada Madaxweeyne ayaa ka wada hadlay xaaladihii ugu dambeyay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Saldhigga Waaberi Oo Kordhay Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khasaaro geeystay oo xalay lala bar tilmaameedsaday saldhigga degmada Waaberi ee gobalka Banaadir . Taliska ciidadama Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in inta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyihii Saldhigga Waaberi Oo Ku Geeriyooday Qarax ka Dhacay Saldhigiisa Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goordhaw ku qarxay Afaafka hore ee saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqidsho. Qaraxan oo jugtiisa inta badan laga maqlay xaafadaha ka agdhaw saldhigga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Waalidiin Caruurtooda Eritrea Ku La’ 2 Sano Ah oo Dowladda Todobaad siiyey Qaar ka mid ah waalidiinta Caruurtooda Tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ayaa sheegay in ay mudda bilooyin ah aysan helin xogta Caruurtooda . Waalidiintaan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Loolanka Qatar iyo Imaaraadka, Ma Sababi Karaa in Soomaaliya Lasoo Noqoto Kiiska Badda? Tan iyo markii ay Qatar ku guuleysatay Arbacadii soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya, waxaa soo baxay shaki badan oo laga qabo in is-afgaradka labada dhinac uu qeyb…