1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah-faahino ka Soo Baxayo Weerar Ka Dhacay Gobalka Jubbada Hoose Wararka naga soo gaarayo deega hoostaga Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen kolanyo ciidan oo ka tirsan kuwa AMISOM . Ciidamadan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Ka Soo baxay Kulamada Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo Ergayga Qatar Ergayga dowladda Qatar u soo magacawday Soomaaliya Dr Mutlaq Al-Qaxtani, ayaa kulama la qaatay xubna ka tirsan madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Dr Mutlaq ayaa la kulmay madaxweeynaha dowlad gobaleedka…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Amnesty, QM iyo Hey’adaha Maxaliga ee Saxafiyiinta Ka Dhaheen Maalinta Warbaahinta? Dunida waxaa maanta laga xusayaa maalinta caalamiga ah ee warbaahinta, Soomaaliya ayaa laga deyrinayaa xaalka saxafiyiinteeda iyada oo arrintaas ay ka hadleen hey’ado dowli ah iyo qaar maxali ah. Amnesty…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Maxamed Muqtaar :Hadda waxa uu shaki wayn laga Qabo waa Dowladda Federaalka iyo Rooble illa iyo Xadka la Aamini karo Wasiirkii hore ee Badroolka Maxamed Muqtaar ayaa sheegay in aysan jirin khilaaf ka taagan fulinta heshiiskii 17 September, waxuuna ugu baaqay in Rooble uu noqdo mid ka madaax banaanada Maskaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maalinta Xorriyadda Saxaafadda: Beentii iyo Ballan Ka Bixii Farmaajo ee Saxafiyiinta Maanta oo kale sanad walba waxaa dunida laga xusaa xorriyadda saxaafadda, sanadkan ayaa waxaa ay kusoo aadeysaa iyada oo laga deyrinayo habka ay dowladda federaalka ah ula dhaqansto saxaafadda iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble Oo Shirka Doorashada Ee DF Iyo D. Goboleedyada Muddeeyey 20-ka May Ra’iisulwaasaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Raabole ayaa maanta caasumaad u diray Madaxda Maamulgoboleedyada iyo gobolka banaadir isaga oo ku ballamiyey shirka wadatashiga doorashooyinka qaranka oo lagu dhameytirayo heshiiskii 17…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Shirarka Ergeyga Qatar Uu Muqdisho Kula Yeeshay Madaxda Federaalka Ah? Ergeyga gaarka ah ee Qatar u qaabilsan la dagaalanka argigixisada iyo dhexdhexaadinta oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kulamo la yeeshay Madaxda dowladda Federaalka. Dr. Mudhlaq ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Falcelinta Mucaaradka Ee Hadalki Rooble Ra’iisul wasaaraha xil gaarsiinta Maxamed Rooble ayaa sheegay in xukuumadiisa ay la wareegtay Hirgelinta doorashada, Amniga doorashada iyo Amniga guud ee dalka . Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Mucaaradka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Qatar ka Damacsantahay Doorashada Soomaaliya? Dowladda Qatar ayaa ergay gaar ah usoo dirtay Soomaaliya, ergeyga oo la kulmi-doono saamileyda siyaasadda ayaa lagu sheegay tillaabo ay Doxa ku dooneyso iney saameyn ku yeelato doorashada 2021-ka. Dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweyay Hadalkii Rooble Midawga musharixiinta ayaa sii dhaweyay hadalkii dhawaan ka soo baxay Ra’iisul wasaaraha dalka , ee uu Talada doorashada iyo hirgelinteeda kula wareegay . Warsaxaafadeed ka soo baxay xubnaha midawga Musharixiinta…